{"id":16993,"date":"2016-01-02T15:36:17","date_gmt":"2016-01-02T15:36:17","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=16993"},"modified":"2016-01-02T15:36:17","modified_gmt":"2016-01-02T15:36:17","slug":"wasaaradda-kalluumaysiga-oo-caddaysay-in-haan-sun-ku-jirto-ku-soo-caariday-xeebta-bari","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/01\/02\/wasaaradda-kalluumaysiga-oo-caddaysay-in-haan-sun-ku-jirto-ku-soo-caariday-xeebta-bari\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Kalluumaysiga oo Caddaysay in Haan Sun ku Jirto ku soo Caariday Xeebta Bari"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)-Wasiirka Kalluumaysiga iyo khayraadka badda Somaliland ayaa sheegay in booyad sun ahi ku soo goosatay xeebta bari ee gobolka Sanaag<\/p>\n<div id=\"attachment_23500\" class=\"wp-caption aligncenter\"><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/tooshnews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/photo-medeshi-1.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-medium wp-image-23500\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/tooshnews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/photo-medeshi-1-300x225.jpg?resize=300%2C225\" alt=\"Walaxda sunta ah\/photo Medeshi\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/a><\/p>\n<p class=\"wp-caption-text\">Walaxda sunta ah<\/p>\n<\/div>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay in haantan ay ku jirto sun isla markaan dadwaynaha ku nool gobolkaasi digniin u diray ,waxaannu sidaasi ku sheegay hadal aan warbaahinta laga sii dayn oo shabakada Tooshnews heshay cododka Masuuliyiinta Kaluumaysiga oo ka hadlaya booyaddan suntan ah ee ay sheegeen in lagu soo tuuray badda Somaliland.<\/p>\n<p>\u201cWefti ka mid ah wasaarada oo Agaasimaha Qorshayntu watay ayaa tagay xeebta dhinaca bari, halkaasi waxa lagu soo arkay booyad sun ah oo baroosin lahayd oo soo goosatay,markaa dabayshii dhawaan dhacaysay ayaa soo goysay, banaanka ayaanay taallaa\u201dayuu ku yidhi mar uu warbaahinta ka hadlay balse aan la baahin arintan,waxaanay shabakada Tooshnews heshay codadka masuuliyiinta wasaaradda kalluumaysiga.<\/p>\n<div id=\"attachment_23501\" class=\"wp-caption aligncenter\"><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/tooshnews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/photo-Medeshi-2.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-medium wp-image-23501\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/tooshnews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/photo-Medeshi-2-300x225.jpg?resize=300%2C225\" alt=\"Walaxda sunta ah\/photo Medeshi\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/a><\/p>\n<p class=\"wp-caption-text\">Walaxda sunta ah<\/p>\n<\/div>\n<p>Wasiirka Kaluumaysiga Somaliland Md Buureed , ayaa sheegay in calaamahada walaxdan sunta ahi u eegtahay mid qarax samaynaysay,isagoo dad waynahana ka codsaday inay ka fogaadaan , waxaannu yidhi;\u201cMarkaad calaamadaha eegto waxay u muuqataa mid qarxaysa,waxaannu kula tallinaynaa inta arrintaa wax laga qabanayo inay dadka deegaankaasi ka fogaadaan, kuwa baadiyaha jooga iyo kuwa xeebta joogaaba ay ka durkaan dadaal badan ayaannu wadnaa dawladuna qorshe ayay leedahay,waxa laga yaabaa inay mar kasta iska qaraxdo ayay u dhawdahay, deegaankaasi oo dhan waa in laga fogaadaa si aanay suntaasi ugu neefsan.Booyadan soo goosatay waxay lahayd baroosin,waxaana kuu muuqata inay booyado badan oo baroosin lahaa bada yaallaan waxaanu dadka deegaanka ka codsanaynaa inay suntaasi ka fogaadaan intay ka fogaan karayaan isla markaan soo sheegaan waxyaabaha ay ka shakiyaan.\u201d<\/p>\n<div id=\"attachment_23502\" class=\"wp-caption aligncenter\"><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/tooshnews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/photo-Medeshi-3.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-medium wp-image-23502\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/tooshnews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/photo-Medeshi-3-300x225.jpg?resize=300%2C225\" alt=\"Walaxda sunta ah\/photo Medeshi\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/a><\/p>\n<p class=\"wp-caption-text\">Walaxda sunta ah<\/p>\n<\/div>\n<p>Dhinaca kalena Agaasimaha Waaxda Qorshaynta Wasaaradda Kaluumaysiga Somalialnd Saam Cumar Geedi, ayaa sheegay inay indhohooda ku soo arkeen walaxdan sunta ah, waxanu tilmaamay \u00a0in badda Somaliland lagu soo daadiyay sannadkii 2010-kii isla markaan qaylo dhaan bulshada caalamka u direen. \u201cWaxa jira inay mararka qaar badeheena ka soo caaridaan haamo aan la garanayn wax ku jira, waxa jira in dhawaan ay badda ka soo caariday haan wayn\u00a0 oo aan la garayan wax ku jira, dad waynaha waxaan u sheegayaa inaanay isku dayin haantaasi inay u dhawaadaan waxa laga yaabaa inay ku jiraan sun.\u00a0 2010kii ayaa la dhigay badeena waxa ku qoran \u00a0KM-TTB Group, waxay wasaaraddu la kaashatay oo durba gaadhsiisay hay\u2019adaha qaabilsan arrimahan farriin. Fariintaasina way gaadhay meel walba.\u201dayuu yidhi Agaasimaha Waaxda Qorshaynta Kalluumaysigu.<\/p>\n<div id=\"attachment_23503\" class=\"wp-caption aligncenter\"><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/tooshnews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/photo-Medeshi-4.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-medium wp-image-23503\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/tooshnews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/photo-Medeshi-4-300x225.jpg?resize=300%2C225\" alt=\"Walaxda sunta ah\/photo Medeshi\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/a><\/p>\n<p class=\"wp-caption-text\">Walaxda sunta ah<\/p>\n<\/div>\n<p>Walaxdan suntan ah ayay muddo ka qaylinayeen dadka ku nool xeebtaasi, iyagoo fariimo kala duwan u soo diray wasaaradaha deegaanka iyo kaluumaysiga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)-Wasiirka Kalluumaysiga iyo khayraadka badda Somaliland ayaa sheegay in booyad sun ahi ku soo goosatay xeebta bari ee gobolka Sanaag Walaxda sunta ah Wasiirka ayaa sheegay in haantan ay ku jirto sun isla markaan dadwaynaha ku nool gobolkaasi digniin u diray ,waxaannu sidaasi ku sheegay hadal aan warbaahinta laga sii dayn oo shabakada Tooshnews heshay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":16994,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-16993","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4q5","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16993","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16993"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16993\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16993"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16993"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16993"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}