{"id":16977,"date":"2016-01-01T14:32:37","date_gmt":"2016-01-01T14:32:37","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=16977"},"modified":"2016-01-01T14:32:37","modified_gmt":"2016-01-01T14:32:37","slug":"xisbiga-ucid-oo-beeniyay-wararka-sheegaya-in-masuuliyiin-xilal-laga-qaaday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/01\/01\/xisbiga-ucid-oo-beeniyay-wararka-sheegaya-in-masuuliyiin-xilal-laga-qaaday\/","title":{"rendered":"XISBIGA UCID OO BEENIYAY WARARKA SHEEGAYA IN MASUULIYIIN XILAL LAGA QAADAY"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Qoraal kooban oo aanu hadda ka helay Xoghayeha abaabulka iyo wacyigelinta xisbiga UCID\u00a0ee qaarada Yurub ayaa waxa uu ku bayaamiyey warar been abuur ah oo lagu baahiyey baraha internet ka qaarkood qoraalkan ayaa u dhignaa sidan<a href=\"http:\/\/i1.wp.com\/www.sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/caddilaahi_.jpg\" rel=\"attachment wp-att-19300\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignright size-medium wp-image-19300\" src=\"http:\/\/i1.wp.com\/www.sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/caddilaahi_.jpg?resize=225%2C300\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"http:\/\/i1.wp.com\/www.sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/caddilaahi_.jpg?resize=225%2C300 225w, http:\/\/www.sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/caddilaahi_-768x1024.jpg 768w, http:\/\/www.sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/caddilaahi_-600x800.jpg 600w, http:\/\/www.sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/caddilaahi_.jpg 960w\" alt=\"caddilaahi_\" width=\"225\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n<p>Gudoomiye Eng Faysal Ali Hussein e xisbiga UICD waa gudoomiye waxna magacaaba , waxna xilka ka qaada .<\/p>\n<p>Waxaan cadaynayaa in xilalka uu magacaabay gudomiyuhu iyo xil ka qaadistuba jiraan oo ay dhab tahay <span class=\"text_exposed_hide\">\u2026<\/span><span class=\"text_exposed_show\">cid kalena aanay ka been abuuran xisbiga UCID .<\/span><\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>Waa sune in qof xil loo magacaabaa qofna xil laga qaadaa , lkn waa denbi in been lagula dul kufo qof aadmiya ahna madaxda qaranka , halgamayaashii umadan oo mudan ixtiraam iyo qadarin .<\/p>\n<p>Waxaan leeyay dadka sidaa iyo intaa u badheedhayaa inay danbiilayaal ka yihiin Illaahay agtiisa iyo umadaba kana noqdaan iskana daayaan dhaqanka noocaas ah , waxay inaga noqotay caado oo waa inagaga dhegtay inaan si fudud oo denbi ah qof kula dul kufno hawl aanu lahayn .<\/p>\n<p>Been abuurashadu waa denbi wayn oo adag , waxaa intaa kasii daran in la isku hayb raacsho dad aanay waxba ka dhaxaynin . waa danbiyada umadan laga gelaayo .<\/p>\n<p>Dadka sidaa u fikira la yaabimaayoo cindigooda ayay la tahay inuu xisbigu yahay reer oo dadku yihiin xisbi intii isku reeriba , taasina waa mid ka fog hanaanka axsaabta lkn waa waayaha maanta ina haysta waa se laga gudbi dhawaan insha Allah .<\/p>\n<p>Allah mahad leh<br \/>\nXoghayeha abaabulka iyo wacyigelinta xisbiga UCID\u00a0 Qaarada Yurub<br \/>\nMudane Abdilahi Sheekh Xasan Dayaan<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qoraal kooban oo aanu hadda ka helay Xoghayeha abaabulka iyo wacyigelinta xisbiga UCID\u00a0ee qaarada Yurub ayaa waxa uu ku bayaamiyey warar been abuur ah oo lagu baahiyey baraha internet ka qaarkood qoraalkan ayaa u dhignaa sidan Gudoomiye Eng Faysal Ali Hussein e xisbiga UICD waa gudoomiye waxna magacaaba , waxna xilka ka qaada . Waxaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":16978,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-16977","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4pP","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16977","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16977"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16977\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16977"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16977"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16977"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}