{"id":16930,"date":"2015-12-30T16:27:00","date_gmt":"2015-12-30T16:27:00","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=16930"},"modified":"2015-12-30T16:27:00","modified_gmt":"2015-12-30T16:27:00","slug":"diyaarad-uu-saarnaa-raisul-wasaare-haydar-al-abadi-oo-rasaas-xoogan-lagu-furay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/12\/30\/diyaarad-uu-saarnaa-raisul-wasaare-haydar-al-abadi-oo-rasaas-xoogan-lagu-furay\/","title":{"rendered":"Diyaarad uu Saarnaa Ra&#8217;isul Wasaare Haydar Al Abadi oo Rasaas xoogan lagu furay"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Ra&#8217;isul Wasaaraha Dalka Ciraaq Haydar Al Abadi , ayaa shalay booqasho deg deg ah waxa uu ku tagay Magaalada Ramaadi oo maalmo kahor Ciidamada Dowlada Ciraaq dagaal xoogan uga saareen dagaalyahanada Kooxda Daacish.<\/p>\n<p>Haydar Al Abadi , ayaa Magaalada Ramaadi ku tagay Diyaarad nuuca Helikopterka ah, waxaana la sheegay in dagaalyahano katirsan kooxda Daacish oo ku sugnaa duleedka Magaalada Ramaadi ay rasaas xoogan ku fureen diyaaradii uu saarnaa R\/Wasaaraha.<\/p>\n<p>Rasaastaasi lagu furay Diyaarada ayaa la sheegay in ay ka bad baadeen Ra&#8217;isul Wasaaraha iyo Xubnihii kale ee la socday, waxa ayna booqdeen xarumihii laga saaray dagaalyahanada Kooxda Daacish ee Magaalada Ramaadi.<\/p>\n<p>Haydar Al Abadi, oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Ramaadi ayaa sheegay in ay ku faraxsan yihiin guusha ay ciidamada Dowlada ka gaareen dagaalkii Kooxda daacish kula galeen Magaalada Ramaadi, waxa uuna cadeeyay in uu sii socon doono dagaalka Daacish looga xureenayo guud ahaan Dalka Ciraaq.<\/p>\n<p>Ciidamada Dowlada Ciraaq ayaa maalmo kahor waxa ay la wareegeen Magaalada Ramaadi ee xarunta Gobolka Al-Anbar, waxaana Magaaladan mudooyinkii dambe maamulayay Kooxda Khilaafada Islaamka ee Daacish.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo Main Office<\/p>\n<p>Giryad Yare<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Ra&#8217;isul Wasaaraha Dalka Ciraaq Haydar Al Abadi , ayaa shalay booqasho deg deg ah waxa uu ku tagay Magaalada Ramaadi oo maalmo kahor Ciidamada Dowlada Ciraaq dagaal xoogan uga saareen dagaalyahanada Kooxda Daacish. Haydar Al Abadi , ayaa Magaalada Ramaadi ku tagay Diyaarad nuuca Helikopterka ah, waxaana la sheegay in dagaalyahano katirsan kooxda Daacish [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":16934,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-16930","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4p4","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16930","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16930"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16930\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16930"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16930"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16930"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}