{"id":1691,"date":"2014-12-15T15:21:35","date_gmt":"2014-12-15T15:21:35","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=1691"},"modified":"2014-12-15T15:21:35","modified_gmt":"2014-12-15T15:21:35","slug":"madaxweynaha-dalka-soomaaliya-oo-la-filaayo-inuu-saacadaha-soo-socda-u-magacaabo-raysal-wasaare-cusub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/15\/madaxweynaha-dalka-soomaaliya-oo-la-filaayo-inuu-saacadaha-soo-socda-u-magacaabo-raysal-wasaare-cusub\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Oo La Filaayo Inuu Saacadaha Soo Socda U Magacaabo Raysal Wasaare Cusub"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/image64-150x150.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-1692\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/image64-150x150.jpg?resize=150%2C150\" alt=\"image64-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a>Muqdisho\u00a0(An) Waxa soo xoogeysanaya hadal heynta ku aadan in Madaxweynuha Dalka Soomaaliya uu saacadaha soo socda qorsheynayo inuu u Magacaabo Raysal Wasaare, waxaana ay u badan tahay in loo magacaabi doono Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo horay Raysal Wasaare u soo noqday sanadkii 2009-kii.<\/h2>\n<h2><\/h2>\n<p>Ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Madaxweynaha la filayo inuu Raysal Wasaare u magacaabo Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo ah Safiirka dowladda Soomaaliya u fadhiya Mareykanka, isagoo horay Ra\u2019iisul wasaare u soo noqday.<\/p>\n<h2>Wararka ayaa intaa ku daraya in Madaxweynuhu soo gaba gabeeyay wada tashiyadii la xiriiray soo magacaabida Ra\u2019iisul Wasaaraha oo uu la lahaa Xildhibaanada Baarlamaanka, la taliyeyaashiisa, siyaasiyiin iyo wakiilada beesha Caalamka.<\/h2>\n<h2>Labadii maalmood ee la soo dhaafay ayaa waxaa aad loo hadal hayay in labo xubnood midkood Madaxweynuhu u magacaabi doono Ra\u2019iisul Wasaare sida Xuseen Cabdi Xalane iyo Cumar Cabdirashiid, balse ilo ku sugan Madaxtooyada ayaa sheegaya inay u badan tahay in Cumar Cabdirashiid la magacaabo.<\/h2>\n<h2>Warar ay heleyso Jowhar.com ayaa sheegaya in Mr Cumar Cabdirashiid uu ka soo ambabaxay dalka Mareykanka, isagoo soo gaaray magaalada Dubai, waxaana la filayaa in ugu dambeyn maanta uu soo galo magaalada Muqdisho, si xilka Ra\u2019iisul Wasaare loogu magacaabo.\u00a0Wararka ayaa intaa ku daraya in maalinta berri oo talaado ah ay u badan tahay in Madaxweynuhu ku dhawaaqi doono Ra\u2019iisul Wasaaraha cusub.<\/h2>\n<h2>Cumar Cabdirashiid oo sanadkii 2009-kii loo magacaabay Ra\u2019iisul Wasaare dowladdii uu hogaaminayay Sheekh Shariif ee lagu soo dhisay dalka Jabuuti ayaa is casilay 21-kii bishii September ee sanadkii 2010, kadib markii isaga iyo Madaxweynaha uu soo kala dhex galay khilaaf saameeyay hey\u2019adihii dowladda<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho\u00a0(An) Waxa soo xoogeysanaya hadal heynta ku aadan in Madaxweynuha Dalka Soomaaliya uu saacadaha soo socda qorsheynayo inuu u Magacaabo Raysal Wasaare, waxaana ay u badan tahay in loo magacaabi doono Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo horay Raysal Wasaare u soo noqday sanadkii 2009-kii. Ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Madaxweynaha la filayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":1692,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-1691","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-rh","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1691","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1691"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1691\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1691"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1691"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1691"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}