{"id":16883,"date":"2015-12-29T14:39:29","date_gmt":"2015-12-29T14:39:29","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=16883"},"modified":"2015-12-29T14:39:29","modified_gmt":"2015-12-29T14:39:29","slug":"nin-isku-daldalay-konfurta-hargaysa-oo-aan-wali-hadaa-la-garanayn","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/12\/29\/nin-isku-daldalay-konfurta-hargaysa-oo-aan-wali-hadaa-la-garanayn\/","title":{"rendered":"Nin Isku Daldalay  Konfurta Hargaysa oo aan Wali hadaa La Garanayn"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Arabsiyo News &#8212; Dhinaca Kalena Waxa Maanta Xaafadda Masallaha Ee Duleedka koonfureed ee Caasimadda Hargaysa lagu arkay Nin is Daldalay oo iska soo laaladiyay Geed qudhac ah oo ku yaal xaafadaasi<\/p>\n<\/div>\n<p>Ninkan oo aan illa haatan aan la garan cidda uu yahay iyo magaciisa toona ayaa Saaka Barqadii isku daldalay Geedkaasi .<\/p>\n<p>Mid ka mid ah goob joogyaashi halkaasi ku sugnaa ayaa Warbaahinta u sheegay In ninkan uu saaka is daldalay isla markaana ay caruur iyo dumar si kadis ah ula kulmeen ninkan oo ka soo laalaada Geedka , naftuna ay ka baxday .<\/p>\n<p>Sidoo kale goob joogahan wuxuu noo sheegay in ninkan ay lugihiisa ka muuqdeen dhaawacyo aan la garan karin halka ay ka soo gaadheen kuwaas oo sababay in dhiig badani ka daato .<\/p>\n<p>Geesta kale Ruux kale oo isna ku sugnaa isla goobtan uu ninku isku Daldalay ayaa sheegay in uu ninkan wajigiisa aqoonsaday oo uu dhawaan uu xanuunka dhinaca dhimirka ahi ku dhacay wallow aan la xaqiijin karin hadalka Goob joogahaasi .<\/p>\n<p>Ninkan is daldalay ayaa is daldalaaddiisan u isticmaalay Macawis uu isku tidcay isagoo isku soo xidhay laamaha kuwa ugu sareeyaa ee geedkaasi .<\/p>\n<p>Ugu danbeentii Ciidamada oo halkaasi soo gaadhay ayaa Maydkii meesha ka qaaday isla markaana ku wada Baadhis .<\/p>\n<p>Maaha markii kowaad ee uu qof isku dhex daldalo Hargaysa balse muddo hadda laga joogo Bilo waxaa Dooxa Hargaysa isku dhex daldalay Nin Ganacsade ah .<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/as-1.jpg\" rel=\"attachment wp-att-16885\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-16885\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/as-1.jpg?resize=695%2C448\" alt=\"as-1\" width=\"695\" height=\"448\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News &#8212; Dhinaca Kalena Waxa Maanta Xaafadda Masallaha Ee Duleedka koonfureed ee Caasimadda Hargaysa lagu arkay Nin is Daldalay oo iska soo laaladiyay Geed qudhac ah oo ku yaal xaafadaasi Ninkan oo aan illa haatan aan la garan cidda uu yahay iyo magaciisa toona ayaa Saaka Barqadii isku daldalay Geedkaasi . Mid ka mid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":16885,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-16883","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4oj","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16883","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16883"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16883\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16883"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16883"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16883"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}