{"id":16851,"date":"2015-12-28T16:10:58","date_gmt":"2015-12-28T16:10:58","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=16851"},"modified":"2015-12-28T16:10:58","modified_gmt":"2015-12-28T16:10:58","slug":"somaliland-waa-dal-1960-kii-somaliya-la-midoobaywasiirka-warfaafinta-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/12\/28\/somaliland-waa-dal-1960-kii-somaliya-la-midoobaywasiirka-warfaafinta-somalia\/","title":{"rendered":"\u201cSomaliland Waa Dal 1960-kii Somaliya La Midoobay\u201dWasiirka Warfaafinta Somalia."},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)-Wasiirka Warfaafinta dawlada Somaliya ayaa walaac ka muujiyay shirkii dhawaan ka dhacay magaalada Muqdisho ee lagaga hadlaya sidii Somaliya doorasho uga dhici lahayd Somaliya 2016.<\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta Somaliya Mr Maareeye ayaa ka hadlay sidii ay Somaliland iyo Somaliya u midoobeen sannadkii 1960-kii .<\/p>\n<p>\u201cWaa in Somaliya la timaadaa qorshe siyaasi ah oo lagu soo dhawaynayo Somaliland,Somaliland waad ogtahay waxa uu ahaa dal 1960-kii 26 Jun xornimadiisa ka qaatay dalkii Ingriiska wuxuu la midoobay dal kale oo Somaliya la yidhaah oo xornimadiisa ka qaatay Talyaaniga\u201d ayuu yidhi wasiirka Warfaafinta Somaliya.<\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta Somaliya Maareeye oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland ayaa sheegay inaan wakhtiga meel uga banaanay Somaliland isla markaana waxa uu ka hadlay qorshaha ay Somaliland iyo Somaliya iskugu iman karaan isagoo niyad xumo ka muujiyay sida wax hadda uga socdaan Koonfurta Somalia.<\/p>\n<p>Dhawaan wakhtigii uu socday shirka lagag arinsanayay sida Somaliya doorasho uga dhici karto waxa walaac ka muujiyay xildhibaano dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland oo sheegay in la cabudhiyay isla markaana rayigooda la iska dhaga mariyay.<\/p>\n<p>Somaliland iyo Somaliya ayay wada hadalo u bilowdeen sannadkii 2012- wallow uu burburay kadib markii Somaliya ergooyinkeeda uga qayb galay ku soo dartay dad dhalasho ahaan ka soo jeedo Somaliland kuwaasi oo ay qaadacday Somaliland inaanay miis la fadhiisan doonin dad dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland oo ku sugan dalka Somaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/BW1tc_527Eo\" width=\"640\" height=\"390\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)-Wasiirka Warfaafinta dawlada Somaliya ayaa walaac ka muujiyay shirkii dhawaan ka dhacay magaalada Muqdisho ee lagaga hadlaya sidii Somaliya doorasho uga dhici lahayd Somaliya 2016. Wasiirka Warfaafinta Somaliya Mr Maareeye ayaa ka hadlay sidii ay Somaliland iyo Somaliya u midoobeen sannadkii 1960-kii . \u201cWaa in Somaliya la timaadaa qorshe siyaasi ah oo lagu soo dhawaynayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":16853,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-16851","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4nN","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16851","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16851"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16851\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16851"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16851"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16851"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}