{"id":16846,"date":"2015-12-27T20:16:14","date_gmt":"2015-12-27T20:16:14","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=16846"},"modified":"2015-12-27T20:16:14","modified_gmt":"2015-12-27T20:16:14","slug":"war-deg-deg-ahmaayarkii-degmada-tog-wajaale-ayaa-saldhiga-loo-taxaabay-ka-dib-nin-ganacsade-ah-oo-uu-bastoolad-ku-qabtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/12\/27\/war-deg-deg-ahmaayarkii-degmada-tog-wajaale-ayaa-saldhiga-loo-taxaabay-ka-dib-nin-ganacsade-ah-oo-uu-bastoolad-ku-qabtay\/","title":{"rendered":"WAR DEG DEG AH:MAAYARKII DEGMADA TOG-WAJAALE AYAA SALDHIGA LOO TAXAABAY, KA DIB NIN GANACSADE AH OO UU BASTOOLAD KU QABTAY"},"content":{"rendered":"<p>Tog-wajaale(Arabsiyo news)-waxa maanta saldhiga loo taxaabay maayarkii Degmada Tog-wajaale\u00a0c\/casiis saleebaan xasan ka dib markii ay Dhul wado ah isku Qabsadeen Nin ganacsade ah oo la Yidhaahdo Xasan C\/laahi qarshe(YAHADHII)- oo uu doonayey in uu Dhisto maayarka Degmadu, ka dib arintan ayaa waxaa ogaaday Ninkan ganacsadaha ah oo leh dhismayaal iyo albeerkooyinka la seexdo kana soo hor jeeda goobta uu doonayey in uu maayarku dhisto.<\/p>\n<p>waxaana halkaasi ku kulmay maayarka degmada iyo ninkan ganacsadaha ah , maayarka ayaa bastoolad ula soo baxay ganacsadaha sida wararku nagu soo gaadhayaan ka dib na halkaasi saldhiga loogu taxaabo maayar c\/casiis saleban.<\/p>\n<div class=\"google_ads2\"><\/div>\n<p>la soco wixii warar ah ee ka soo Kordha Arinta xadhiga maayarka degmada wajaale.<\/p>\n<div class=\"really_simple_share really_simple_share_button robots-nocontent snap_nopreview\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tog-wajaale(Arabsiyo news)-waxa maanta saldhiga loo taxaabay maayarkii Degmada Tog-wajaale\u00a0c\/casiis saleebaan xasan ka dib markii ay Dhul wado ah isku Qabsadeen Nin ganacsade ah oo la Yidhaahdo Xasan C\/laahi qarshe(YAHADHII)- oo uu doonayey in uu Dhisto maayarka Degmadu, ka dib arintan ayaa waxaa ogaaday Ninkan ganacsadaha ah oo leh dhismayaal iyo albeerkooyinka la seexdo kana soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":16847,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-16846","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4nI","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16846","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16846"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16846\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16846"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16846"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16846"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}