{"id":16816,"date":"2015-12-27T14:02:16","date_gmt":"2015-12-27T14:02:16","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=16816"},"modified":"2015-12-27T14:02:16","modified_gmt":"2015-12-27T14:02:16","slug":"mudanayaasha-golaha-wakiilada-oo-liiska-miisaaniyada-qaranka-ka-saaray-lacag-xukuumadu-ugu-talo-gashay-ururka-solja-iyo-sababta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/12\/27\/mudanayaasha-golaha-wakiilada-oo-liiska-miisaaniyada-qaranka-ka-saaray-lacag-xukuumadu-ugu-talo-gashay-ururka-solja-iyo-sababta\/","title":{"rendered":"Golaha Wakiilada oo ka saaray liiska Miisaniyada Qaranka qorshe dhaqaale oo ururka Solja kor ugu qaadayey aqoonta Saxafiyiinta Dalka"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<div class=\"newscontent\">\n<p>Hargeysa(<em><strong>Arabsiyo News<\/strong><\/em>)-Gudi hoosaadka dhaqaalaha ee golaha wakiilada Somaliland oo gacanta ku haya odoraska misaanyada qaranka sanadka 2016 waxaa ay soo jeediyeen in miisaanyada laga saaro lacag ay xukuumadu ugu talo gashay ururka suxufiyiinta Somaliland ee<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0<\/span><strong><em>(SOLJA)<\/em><\/strong><span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0<\/span>oo miisanyada sanadkan lagu soo daray .<\/p>\n<div class=\"wp-caption aligncenter\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"_4-od\" src=\"https:\/\/scontent-frt3-1.xx.fbcdn.net\/hphotos-xlp1\/v\/t34.0-12\/12399497_759977720774554_1872645714_n.jpg?oh=e059f4798d3408d51da243c7d7728aa0&amp;oe=56821233\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"522\" \/><\/div>\n<p class=\"wp-caption-text\"><em><strong>Warqadii Gudidu Ka Hor Akhridey Golaha Wakiilada<\/strong><\/em><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<p>Waxaa ay sheegeen in gudidu in aanay cadeen halka lacagtan laga jari doono isla markaana ururka<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0<\/span><strong><em>(SOLJA)<\/em><\/strong><span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0<\/span>uu yahay urur ka madax banan dawlada sidoo kalana aanay laheyn wax sharci ah ururka Solja<\/p>\n<p>Dhanka kale Shabakada Arabsiyonews ayaa la xidhiidhay Hogaanka Ururka Solja taas oo ay sheegeen masuuliyiintan in dhaqaalahan horyaal golaha ay uga talagaleen Goobo waxbarasho oo kor uqaadaya aqoonta iyo mihnada Suxufiyiinta arintana ay muddo dheer ka soo shaqaynayeen hogaanka cusub ee Ururka SOLJA.<\/p>\n<p>talaabadan ay ka hor istageen Gudi hoosaadka dhaqaalaha ee Golaha Wakiilada ayaa noqonaysa mid ka soo horjeeda dedaalada loogu jiro sidii loo hormarin lahaa guud ahaanba Saxaafada Somaliland, gaar ahaana qorshaha Hogaanka Ururka SOLJA ay ku damacsanaayeen inay ku dhisaan Dugsi isku jira waxbarasho iyo tababar oo ay leeyihiin Saxafiyiinta reer Somaliland.<\/p>\n<p>si kastaba ha ahaatee ilaa hada lama garanayo awoodaha dabada ka riixaya qorshahan indhabeelka ah ee lagu mijo xaabinayo mustaqbalka iftiinkiisu soo muuqda ee kor loogu qaadayo da&#8217;a yarta saxaafada S\/land<\/p>\n<p>waxaana laga dhursagayaa talaabooyinka ay kaga jawaabaan Saxaafada S\/land oo dhamaantood ay tabanayso dhacdadan aan loo meeldayn<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyo News)-Gudi hoosaadka dhaqaalaha ee golaha wakiilada Somaliland oo gacanta ku haya odoraska misaanyada qaranka sanadka 2016 waxaa ay soo jeediyeen in miisaanyada laga saaro lacag ay xukuumadu ugu talo gashay ururka suxufiyiinta Somaliland ee\u00a0(SOLJA)\u00a0oo miisanyada sanadkan lagu soo daray . Warqadii Gudidu Ka Hor Akhridey Golaha Wakiilada Waxaa ay sheegeen in gudidu in aanay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":16817,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-16816","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4ne","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16816","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16816"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16816\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16816"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16816"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16816"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}