{"id":1678,"date":"2014-12-15T15:04:10","date_gmt":"2014-12-15T15:04:10","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=1678"},"modified":"2014-12-15T15:04:10","modified_gmt":"2014-12-15T15:04:10","slug":"al-shabaab-oo-askar-iyo-taliye-ciidan-ku-dishay-gobolka-shabellada-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/15\/al-shabaab-oo-askar-iyo-taliye-ciidan-ku-dishay-gobolka-shabellada-hoose\/","title":{"rendered":"Al-shabaab oo Askar iyo Taliye Ciidan ku dishay Gobolka Shabellada Hoose"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/al_shabaab_large-400x317.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1679\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/al_shabaab_large-400x317-300x237.jpg?resize=300%2C237\" alt=\"al_shabaab_large-400x317\" width=\"300\" height=\"237\" \/><\/a>Maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-shabaab ayaa xalay weerar hubaysan ku qaaday ciidamo ka tirsan kuwa dowladda federaalka Soomaaliya oo ku sugnaa tuulooyin lagu magacaabo Taxsiiley iyo \u00a0Warmaxan oo hoostaga degmada Afgooye ee gobolka Shabellada Hoose.<\/p>\n<div class=\"other-ads\">\n<p>Khasaaraha weerarkan ayaa lagu sheegay dhimashada 9 askari oo uu ku jiro taliyahii ciidamada la weeraray oo lagu magacaabi jiray Col. Maxamed Khaliif sida ay warbaahinta u sheegeen dadka deegaanka lagu weeraray Ciidamada Dowladda.<\/p>\n<\/div>\n<p>Weerarkan ayaan ilaa hada aysan ka hadlin saraakiisha dowladda federaalka iyadoo Ururka Al-shabaab war ay kaga hadleen weerarkan ku daabacay bar warbaahineed oo ku hadasha afkooda, iyadoo guul ka sheegtay weerarkan.<\/p>\n<p>Maleeshiyaadka Ururka Al-shabaab ayaa inta badan\u00a0gobolka Shabeellada Hoose ka fuliya\u00a0weeraro ay ku qaadaan ciidamada dowladda iyo masuuliyiinta dowladda ee xiligaa isticmaala wadooyinka Gobolkaa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-shabaab ayaa xalay weerar hubaysan ku qaaday ciidamo ka tirsan kuwa dowladda federaalka Soomaaliya oo ku sugnaa tuulooyin lagu magacaabo Taxsiiley iyo \u00a0Warmaxan oo hoostaga degmada Afgooye ee gobolka Shabellada Hoose. Khasaaraha weerarkan ayaa lagu sheegay dhimashada 9 askari oo uu ku jiro taliyahii ciidamada la weeraray oo lagu magacaabi jiray [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":1679,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-1678","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-r4","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1678","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1678"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1678\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1678"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1678"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1678"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}