{"id":16755,"date":"2015-12-25T18:54:01","date_gmt":"2015-12-25T18:54:01","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=16755"},"modified":"2015-12-25T18:54:01","modified_gmt":"2015-12-25T18:54:01","slug":"ilmo-yar-oo-lagu-gowracay-magalada-laascaanood-ee-gobolka-sool","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/12\/25\/ilmo-yar-oo-lagu-gowracay-magalada-laascaanood-ee-gobolka-sool\/","title":{"rendered":"Ilmo Yar oo  Lagu Gowracay Magalada Laascaanood ee Gobolka Sool"},"content":{"rendered":"<div class=\"articleContent\">\n<div class=\"watermark\"><a title=\"Laascaanood\" href=\"https:\/\/i0.wp.com\/gdb.voanews.com\/32DE144F-5929-4B60-A345-FF1170FB1D80_mw1024_s_n.jpg\" rel=\"ibox\"><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" class=\"photo\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/gdb.voanews.com\/32DE144F-5929-4B60-A345-FF1170FB1D80_w640_r1_s.jpg?w=696\" alt=\"Laascaanood\" border=\"0\" \/><\/a><\/div>\n<div id=\"ctl00_ctl00_cpAB_cp1_cbcContentBreak\">\n<div class=\"zoomMe\"><span class=\"dateline\">LAASCAANOOD\u2014{Arabsiyo News} <\/span>Maxamuud Yuusuf Xasan oo ah aabaha wiilkan dhalay ayaa VOA u sheegay in wiilkiisu uu dhaawicii gorwacaasi ka soo gaaray u geeriyooday<\/div>\n<div class=\"zoomMe\">Deegaan lagu magacaabo Dabataag oo magaalada Laascaanood ee gobolka Sool u jira 48 KM ayaa waxaa la sheegayaa in toddobaadkan lagu gowracay oo dhaawac la gaarsiiyay ilmo yar oo jira sadex sano.Ilmahan ayaa reerkiisu waxa ay sheegeen in laga qaatay ardaaga gurigooda.<\/p>\n<p>Maxamuud Yuusuf Xasan oo ah aabaha wiilkan dhalay ayaa VOA u sheegay in wiilkiisu uu dhaawicii gorwacaasi ka soo gaaray ugu dhintay cisbitaal ku yaalla magaalada Hargeysa.<\/p>\n<p>Maxamuud waxa uu sheegay in Baadi goob ay ku jiraan dadka deegaanka sidii loo soo heli lahaa qofkii ka dambeeyey falkan.<\/p>\n<p>Warbixintan waxaa Laascaanood Ka soo Diyaariyay Cabbdikariin Cabdullahi Bile.<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>LAASCAANOOD\u2014{Arabsiyo News} Maxamuud Yuusuf Xasan oo ah aabaha wiilkan dhalay ayaa VOA u sheegay in wiilkiisu uu dhaawicii gorwacaasi ka soo gaaray u geeriyooday Deegaan lagu magacaabo Dabataag oo magaalada Laascaanood ee gobolka Sool u jira 48 KM ayaa waxaa la sheegayaa in toddobaadkan lagu gowracay oo dhaawac la gaarsiiyay ilmo yar oo jira sadex [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":16757,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-16755","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4mf","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16755","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16755"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16755\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16755"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16755"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16755"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}