{"id":1675,"date":"2014-12-15T15:02:24","date_gmt":"2014-12-15T15:02:24","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=1675"},"modified":"2014-12-15T15:02:24","modified_gmt":"2014-12-15T15:02:24","slug":"ciidanka-dowladda-federaalka-oo-dib-ugu-noqdey-guriceel-gobolka-galguduud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/15\/ciidanka-dowladda-federaalka-oo-dib-ugu-noqdey-guriceel-gobolka-galguduud\/","title":{"rendered":"Ciidanka Dowladda Federaalka oo dib ugu noqdey, Guriceel gobolka Galguduud"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/galguduud-400x223.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1676\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/galguduud-400x223-300x167.jpg?resize=300%2C167\" alt=\"galguduud-400x223\" width=\"300\" height=\"167\" \/><\/a>Ciidamada Dowaldda federaalka Soomaaliya ee ku sugan gobolka Galguduud ayaa maanta dib ugu noqdey degmada Guriceel ee gobolka Galguduud, halkaas oo dagaal looga sarey maalin kahor, ciidankan oo ku hubeysnaa hub culus ayaa ku talo galay in ay weerar ku qaadaan Kooxda Suufiyiinta ee Ahlu-Sunnah, kuwaas oo dagaal kula wareegay degmada isla markaana ciidanka Dowladda ku tilmaamey Burcadbadeed.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in ciidamadii kooxda Suufiyiintu ay isaga baxeen halkaas, ciidanka dowladduna ay ku galeen si nabad ah.<\/p>\n<div class=\"other-ads\">\n<p>Malayshiyaadka Suufiyiinta ee Ahlu-Sunnah ayaa dagaalo ba\u2019an oo ay la galeen al-Shabaab kula wareegey Guriceel iyo Dhuusa mareeb sanadihii 2011 -2012, waxaana ay gacan saar la lahaayeen Dowladda iyo ciidamada Itoobiya, xiriirkii u dhexeeyey ayaa jabey kadib markii Dowladdu ay dusha uga keentey maamul ay soo magacaabtey sida ay sheegeen maamulka Suufiyinta ee ahlu-Sunnah.<\/p>\n<\/div>\n<p>Waxaa hadda kuwada sugan Galguduud, al-Shabaab, Ahlu-Sunnah (Suufiyint) iyo ciidamada Dowladda oo saddexdaba dagaal u dhexeeyo<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Dowaldda federaalka Soomaaliya ee ku sugan gobolka Galguduud ayaa maanta dib ugu noqdey degmada Guriceel ee gobolka Galguduud, halkaas oo dagaal looga sarey maalin kahor, ciidankan oo ku hubeysnaa hub culus ayaa ku talo galay in ay weerar ku qaadaan Kooxda Suufiyiinta ee Ahlu-Sunnah, kuwaas oo dagaal kula wareegay degmada isla markaana ciidanka Dowladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":1676,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-1675","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-r1","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1675","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1675"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1675\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1675"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1675"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1675"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}