{"id":16713,"date":"2015-12-24T14:51:53","date_gmt":"2015-12-24T14:51:53","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=16713"},"modified":"2015-12-24T14:51:53","modified_gmt":"2015-12-24T14:51:53","slug":"dawlada-maraykanka-oo-canbaaraysay-xasuuqii-ka-dhacay-dalka-jabuuti-madaxwayne-geelana-baaq-u-diray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/12\/24\/dawlada-maraykanka-oo-canbaaraysay-xasuuqii-ka-dhacay-dalka-jabuuti-madaxwayne-geelana-baaq-u-diray\/","title":{"rendered":"Dawlada Maraykanka oo Canbaaraysay Xasuuqii Ka Dhacay Dalka jabuuti Madaxwayne Geelana Baaq u diray"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"http:\/\/www.subulahanews.com\/2015\/12\/24\/dawlada-maraykanka-oo-canbaaraysay-xasuuqii-ka-dhacay-dalka-jabuuti-madaxwayne-geelana-baaq-u-diray\/canba-2\/\" rel=\"attachment wp-att-105966\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-medium wp-image-105966\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/www.subulahanews.com\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/canba-300x168.gif?resize=300%2C168\" alt=\"canba\" width=\"300\" height=\"168\" \/><\/a><br \/>\nArabsiyo News-Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka, ayaa cambaareysay rabshadihii dhawaantan ka dhacay Caasimadda Jabuuti.<\/p>\n<p>War-saxaafadeed ay wasaaraddu soo saartay, oo uu kuna saxiixnaa afhayeenka wasaaradda John Kirby, ayaa sidoo kale dowladda Jabuuti loogu yeeray inay si deg deg ah u sii deyso xubnaha mucaaradka ee la xirey.<\/p>\n<p>Kirby, ayaa tacsi u direy ehalladii dadkii ku dhintay iyo kuwii ku dhaawacmey weeraradii iyo rabshadihii hareeyay caasimadda Jabuuti maalmo ka hor.<br \/>\nWar-sxafedka aya loogu baaqay dowladda Jabuuti inay xushmeyso xaquuqda hadalka ee shacabka Jabuuti iyo golaha iyo ururada nabdeed.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ugu yeereynaa dowladda Jabuuti iyo siyaasiyiinta inay sameeyaan wada hadal looga fogaado rabshado dhaca mustaqbalka,\u201d ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Maraykanka, kaas oo intaasi ku daray, in mucaaradaka iyo dowladdu ay dib u billaabaan wada hadallada nabdeed si loo xaqiijiyo inay dhacdo doorasho nabad galyo oo cad sanadka 2016.<\/p>\n<p>\u201cWaxanu mar kale xaqiijineynaa taageerada aan u heyno wada hadalladan iyo ballan qaadka dowladda Jabuuti ee ku aaddan xoojinta dowladnimo dhameystiran iyo horrumar,\u201d ayaa lagu soo gaba gabeeyay war-saxafadeedka ka soo baxay wasaaradda arimmaha dibbada Marykanka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>By: Abdifataah Giryaad<\/p>\n<p>Arabsiyo Main Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News-Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka, ayaa cambaareysay rabshadihii dhawaantan ka dhacay Caasimadda Jabuuti. War-saxaafadeed ay wasaaraddu soo saartay, oo uu kuna saxiixnaa afhayeenka wasaaradda John Kirby, ayaa sidoo kale dowladda Jabuuti loogu yeeray inay si deg deg ah u sii deyso xubnaha mucaaradka ee la xirey. Kirby, ayaa tacsi u direy ehalladii dadkii ku dhintay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":16715,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-16713","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4lz","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16713","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16713"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16713\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16713"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16713"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16713"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}