{"id":16676,"date":"2015-12-23T16:19:37","date_gmt":"2015-12-23T16:19:37","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=16676"},"modified":"2015-12-23T16:19:37","modified_gmt":"2015-12-23T16:19:37","slug":"xubnaha-isbagaysiga-kulmiye-oo-maalinta-beri-ah-lafilayo-inay-safar-dhoolo-tus-ah-katagaya-magaalada-wajaale-xukuumada-iyo-xisbiga-kulmiye-oo-ilgaara-ku-eegaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/12\/23\/xubnaha-isbagaysiga-kulmiye-oo-maalinta-beri-ah-lafilayo-inay-safar-dhoolo-tus-ah-katagaya-magaalada-wajaale-xukuumada-iyo-xisbiga-kulmiye-oo-ilgaara-ku-eegaya\/","title":{"rendered":"Xubnaha Isbagaysiga Kulmiye Oo Maalinta Beri Ah Lafilayo inay Safar Dhoolo Tus ah katagaya Magaalada Wajaale +Xukuumada Iyo Xisbiga Kulmiye Oo Ilgaara ku Eegaya"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8211; Xubnaha Isbahaysiga Dimuquraadiyad doonka Kulmiye, ayaa la filaya inay maalinta berri safar dhulka ah ay dhinaca xadka u dhexeeya Itoobiya iyo Somaliland kaga soo gudbaan magaalada Wajaale. Xubnaha isbahaysiga oo ku sugan magaaladda Addis-sababa, ayaa dhowaan kasoo laabtay casuumad ay u sameeeyeen qaar ka mid ah safaaradaha reer galbeedka ee degan dalka Kiiniya, taasi oo la sheegaayo in ay halkaasi kulamo diblumaasiyadeed kula soo qaateen safaaradahaasi ,gaar ahaana Safiiradaha Mareykanka, Ingiriiska, Faransiis iyo Talyaaniga.<\/p>\n<p>Xubnaha waftiga ayaa la filaayo inay dalka ka soo galaan xaga xadka dhulka ee u dhaxeeya Itoobiya iyo Somaliland, xubnahan ayaa kala ah wasiirkii hore ee Madaxtooyadda Xirsi Cali X Xasan, wasiirkii hore, Wasiirkii hore ee arrimaha dibada Maxamed Biixi Yoonis iyo Xildhibaan Axmed Kijaandhe oo ahaa Musharrax u taagna xisbiga Kulmiye.<\/p>\n<p>Geesta kale, warar ay heshay qarannews, ayaa sheegaaya in waftigu ay ku hakan doonaan magaalada Jigjiga oo ay joogi doonaan laba maalmood kadibna ay xaga Somaliland u soo talaabi doonaan iyada oo taageerayaal cidaasi ka badani ay ku sugayaan degmada Wajaale iyo magaalada Gabiilay oo ah caasimada gobolka Gabiilay oo todobaadkii ina dhaafayba laga dareemaayay soo dhamwaynta waftigaasi oo ay sas ka qaadeen xisbiga Kulmiye iyo xukumadda ku meel gaadhka ah ee Axmed Siilaanyo<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8211; Xubnaha Isbahaysiga Dimuquraadiyad doonka Kulmiye, ayaa la filaya inay maalinta berri safar dhulka ah ay dhinaca xadka u dhexeeya Itoobiya iyo Somaliland kaga soo gudbaan magaalada Wajaale. Xubnaha isbahaysiga oo ku sugan magaaladda Addis-sababa, ayaa dhowaan kasoo laabtay casuumad ay u sameeeyeen qaar ka mid ah safaaradaha reer galbeedka ee degan dalka Kiiniya, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":16677,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-16676","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4kY","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16676","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16676"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16676\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16676"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16676"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16676"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}