{"id":16669,"date":"2015-12-23T14:48:34","date_gmt":"2015-12-23T14:48:34","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=16669"},"modified":"2015-12-23T14:48:34","modified_gmt":"2015-12-23T14:48:34","slug":"ciidamada-ugandha-ee-amisom-oo-mushahar-laaan-ka-cabanaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/12\/23\/ciidamada-ugandha-ee-amisom-oo-mushahar-laaan-ka-cabanaya\/","title":{"rendered":"Ciidamada Ugandha ee AMISOM oo Mushahar La\u2019aan Ka Cabanaya."},"content":{"rendered":"<p>Muqdishu(AN)-Wasiirka difaaca dawlada Uganda ayaa sheegtay in ciidamada dalkeeda ee hawlgalada gudaha Somaliya,kana qaybta ah ciidamada Amisom aanay heli mushaharkoodii 7dii bilood ee la soo dhaafay.<\/p>\n<p>Wasiirka gaashaandhiga Uganda Gen Jeje Odongo ayaa sidan ka hor sheegay baarlamaanka dalkiisa,lana bixin lacagta ay ciidamadaasi\u00a0 dagaalka kula jira ururka Al shabaab xaqa u lahaayeen.<\/p>\n<p>Xildhibannada baarlamaanka dalka Uganda ayaa ku eedeeyay dawlada Uganda inay ka gaabisay dadaalka ay u gali lahayd sidii ciidamadooda\u00a0 loo siin lahaa xaqii ay lahaayeen.<\/p>\n<p>Midowga Afrika waxa uu sheegay inaaya bixin musharaxka Amison wixii ka dambeeyay bishii May ee sannadkan sii dhammaanaya ee 2015-ka.<\/p>\n<p>Ciidamada Amison ee ku sugan dalka Somaliya dagaalkana kula jira ururka Alshabaab ayaa mushahar ahaan qaatay lacag dhan $ 1020 USD<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdishu(AN)-Wasiirka difaaca dawlada Uganda ayaa sheegtay in ciidamada dalkeeda ee hawlgalada gudaha Somaliya,kana qaybta ah ciidamada Amisom aanay heli mushaharkoodii 7dii bilood ee la soo dhaafay. Wasiirka gaashaandhiga Uganda Gen Jeje Odongo ayaa sidan ka hor sheegay baarlamaanka dalkiisa,lana bixin lacagta ay ciidamadaasi\u00a0 dagaalka kula jira ururka Al shabaab xaqa u lahaayeen. Xildhibannada baarlamaanka dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":16670,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-16669","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4kR","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16669","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16669"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16669\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16669"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16669"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16669"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}