{"id":16655,"date":"2015-12-23T10:50:44","date_gmt":"2015-12-23T10:50:44","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=16655"},"modified":"2015-12-23T10:50:44","modified_gmt":"2015-12-23T10:50:44","slug":"badhaaabka-cusub-ee-gobolka-daad-madheedh-oo-ka-daareen-caliyay-xilka-loo-magcaabay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/12\/23\/badhaaabka-cusub-ee-gobolka-daad-madheedh-oo-ka-daareen-caliyay-xilka-loo-magcaabay\/","title":{"rendered":"Badhaaabka Cusub Ee Gobolka Daad-Madheedh Oo Ka Daareen Caliyay Xilka Loo Magcaabay"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/Dr.Ahmed-Naasir.jpg\" rel=\"attachment wp-att-16656\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-16656 alignleft\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/Dr.Ahmed-Naasir.jpg?resize=240%2C160\" alt=\"Dr.Ahmed Naasir\" width=\"240\" height=\"160\" \/><\/a>Hargeysa(AN)Badhasaabka Cusub ee loo magcaabay Gobolka Daad-Madheedh<br \/>\nee xaruntiisu tahay Oodweyne Dr.\u00a0 Axmed Naasir Maxamed Xaashi, ayaa ka<br \/>\ndareen celiyay xilka loo magcaabay, wuxuuna uga mahad celiyay<br \/>\nMadaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) xilka uu u<br \/>\nmagcaabay.<br \/>\nGuddoomiyaha cusub ee Gobolka Daad-madheedh. Dr. Axmed, wuxuuna<br \/>\nisagoo ka hadlaya dareenkiisa xilka loo magcaabay\u00a0 mar ay khadka<br \/>\nisgaadhsiinta kula xidhiidhay shebekadda Araweelo News Network yidhi,<br \/>\n&#8220;Waxaan uga mahad celinayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\nMudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) xilka uu ii magcabaay markii<br \/>\nuu ku arkay CV-gayga, isla markaana Aqoontayda iyo waaya-aragnimadayda<br \/>\nee ku qancay inaan hanan karo xilkaa, waxaana Ilaahay ka baryayaa inuu<br \/>\nXilka igu asturo&#8221;.<br \/>\nDr. Axmed Naasir, wuxuu sheegay inuu horeba u ahaa shaqaalle<br \/>\nDawladeed,\u00a0 deegaanka loo magcaabayna uu yahay\u00a0 Gobol Balaadhan oo<br \/>\nXoollaha iyo Beerahaba caan ku ah, isla markaana\u00a0 aanu ku cusbayn oo<br \/>\nuu\u00a0 hore uga shaqeeyay aqoon fiicana u leeyahay, isagoo yidhi, &#8220;Marka<br \/>\nhoreba shaqaalle dawladeed ayaan ahaa, deegaanka lay magcaabayna waa<br \/>\ndeegaan Balaadhan oo Xoollaha iyo Beerraha caan kua ah, waana kasoo<br \/>\nshaqeeyay oo iguma cusba&#8221; ayuu yidhi, Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka<br \/>\nDaad-madheedh.<br \/>\nMasuulkan cusub ee Madaxweyne Siilaanyo u magcaabay Guddoomiyaha<br \/>\nGobolka, ayaa hore xilal uga soo qabtay wasaaradda Caafimaadka<br \/>\nSomaliland, gaar ahaan Cusbitaalka TB Hospital, wuxuuna waqtigan ka<br \/>\nmid ahaa saraakiisha mid ka mid ah Hay&#8217;addaha Caalamiga ah ee ka<br \/>\nhawlgala Somaliland, isagoo Aqoon fiican u leh Maamulka iyo Maaraynta,<br \/>\nxalinta Khilaadka qorshaynta mashariicda, Wacyigelinta iyo Horumarinta<br \/>\nBulshada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN)Badhasaabka Cusub ee loo magcaabay Gobolka Daad-Madheedh ee xaruntiisu tahay Oodweyne Dr.\u00a0 Axmed Naasir Maxamed Xaashi, ayaa ka dareen celiyay xilka loo magcaabay, wuxuuna uga mahad celiyay Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) xilka uu u magcaabay. Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Daad-madheedh. Dr. Axmed, wuxuuna isagoo ka hadlaya dareenkiisa xilka loo magcaabay\u00a0 mar ay khadka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":16656,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-16655","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4kD","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16655","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16655"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16655\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16655"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16655"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16655"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}