{"id":16647,"date":"2015-12-22T19:45:09","date_gmt":"2015-12-22T19:45:09","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=16647"},"modified":"2015-12-22T19:45:09","modified_gmt":"2015-12-22T19:45:09","slug":"madaxwayne-siilaanyo-oo-digreet-ku-magacaabis-xilka-qaadis-iyo-bedel-ku-sameeyey-masuuliyiin-kala-duwan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/12\/22\/madaxwayne-siilaanyo-oo-digreet-ku-magacaabis-xilka-qaadis-iyo-bedel-ku-sameeyey-masuuliyiin-kala-duwan\/","title":{"rendered":"Madaxwayne Siilaanyo oo Digreet ku Magacaabis, Xilka qaadis iyo Bedel ku sameeyey Masuuliyiin kala duwan"},"content":{"rendered":"<div class=\"AppContainer\">\n<div id=\"c_base\" class=\"c_base\">\n<div id=\"c_content\" class=\"c_main\">\n<div id=\"pageContent\">\n<div id=\"pageInbox\" class=\"v-Page\">\n<div id=\"inboxControl0f\">\n<div class=\"containsYSizerBar\">\n<div class=\"ContentRight FullView\" data-link=\"class{:~tag.contentRightClass(Layout.IsFullView, Layout.ReadingPaneMode)}\">\n<div class=\"ContentRightInner t_mbgc t_qtc t_urtc\">\n<div id=\"inboxControl0fv-ReadMessageContainer\" class=\"v-ReadMessageContainer slideOnResize\" tabindex=\"-1\">\n<div class=\"c-ReadMessage\" data-link=\"class{readMessageClass: ~tag.Show}\">\n<div id=\"ReadMessageScrollableSection\" class=\"rmMessages ClearBoth\" tabindex=\"-1\">\n<div id=\"readMessagePartControl382f\" class=\"c-ReadMessagePart ReadMsgContainer HasLayout ClearBoth HideShadows FullPart NoHistory Read RmIc\" data-link=\"class{:~tag.getHeaderCssClass(IsConversationPart, IsRead, IsDraft, IsTrustedSender, Items.length)}\">\n<div class=\"c-ReadMessagePartBody\" data-link=\"class{getClass:IsBodyExpanded}\">\n<div class=\"readMsgBody\">\n<div id=\"bodyreadMessagePartBodyControl387f\" class=\"ExternalClass MsgBodyContainer\" data-link=\"class{:~tag.cssClasses(PlainText, IsContentFiltered)}\">\n<div dir=\"ltr\">\n<div>\n<p class=\"ecxMsoNormal\" style=\"text-align: left;\" align=\"center\">Hargaysa(AN)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu caawa Digreeto Madaxweyne oo Summadeedu tahay<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\" align=\"center\"><b><u>WAR-SAXAAFADEED<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu caawa Digreeto Madaxweyne oo Summadeedu tahay<b>JSL\/M\/XERM\/249-3730\/122015 <\/b>uu Magacaabis, Xilka qaadis iyo Bedel ku sameeyey Masuuliyiin kala duwan oo ay ka mid yihiin Gudoomiyeyaasha Gobolada, Agaasimeyaasha Guud, La-taliyeyaasha Madaxweynaha iyo Xubno kale oo dhawra.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>Madaxweynuhu:-\u00a0<\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>\u00a0<\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>Markuu Arkay:<\/b><b> \u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>Markuu Arkay:<\/b><b>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>Qodobka 110aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>Markuu Tix-geliyey:\u00a0 \u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>Ahmiyadda ay Guddoomiyayaasha Gobolladu u leeyihiin<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Qaranka;<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>Markuu Arkay:<\/b><b>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>In baahi loo qabo buuxinta jagooyinka Guddoomiyeyaasha \u00a0Gobolka Dalka;<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>Markuu La Tashaday:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha;<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>Markuu Arkay:<\/b><b>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>In ay hanan karaan, aqoon iyo kartina u leeyihiin jagooyinkaas;<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">\n<p class=\"ecxMsoNormal\" align=\"center\"><b><u>Wuxuu Go\u2019aansaday<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\" align=\"center\"><b><u>\u00a0<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">1.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 In Mudane, Maxamed Ibraahin Aadan (Qabo), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Guddoomiyaha Gobolka Togdheer ee Jamhuuriyadda Somaliland. (Hore La-taliye Madaxweyne)<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">2.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 In Mudane, Jaamac Yuusuf Axmed, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Guddoomiyaha Gobolka Saaxil ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">3.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 In Mudane, Farxaan Xasan Cabdi, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Guddoomiyaha Gobolka Sellel ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">4.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 In Mudane, Axmed Maxamed Xaashi, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Guddoomiyaha Gobolka Daadmadheedh ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">5.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 In Mudane, Jaamac Ciise X. Shaacuur, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Xaysimo ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">6.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 In Mudane, Naaleeye Axmed Sheekh Jaamac, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Sanaag ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">7.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 In Mudane, Jaamac Dheeg Cartan, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Buuhoodle ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b><u>MAGACAABIDA AGAASIMEYAASHA GUUD<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b><u>\u00a0<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b><u>MADAXWEYNUHU:-<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>\u00a0<\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>Markuu Arkay:<\/b><b>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad, Xarafka (kh) ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<b><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>Markuu Tixgeliyey:<\/b><b>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>Ahmiyadda ay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaraduhu u leeyihiin dhismaha Qaranka;<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>Markuu Arkay:<\/b><b>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>In baahi loo qabo buuxinta jagooyinka Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Horumarinta\u00a0 ee JSL;<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>Markuu La Tashaday:<\/b><b>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>Madaxda ay khusayso;<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>Markuu Ku Qancay:<\/b><b>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>In ay hanan karaan, aqoon iyo kartina u leeyahay jagooyinkaas;<b><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\" align=\"center\"><b><u>\u00a0<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\" align=\"center\"><b><u>\u00a0<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\" align=\"center\"><b><u>Wuxuu go\u2019aansaday<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\" align=\"center\"><b><u>\u00a0<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">8.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 In Mudane, Saleebaan Siciid Cali, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee JSL.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">9.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 In Mudane, Xasan Cumar Hoori, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Horumarinta ee JSL.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">10. \u00a0In Mudane, Maxamed Sheekh Cumar Xasan, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Komishanka Maamul Wanaagga ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">11. \u00a0In Mudane, Cabdi-naasir X. Daa&#8217;uud Warsame, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dib-u-dejinta ee JSL.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">12. \u00a0In Mudane, Cabdi-rashiid Axmed Guuleed, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Caalamiga ah ee JSL.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">13. In Mudane, Shariif Ibraahim Cumar, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Xafiiska Diiwaanka Sekada Jamhuuriyadda Somaliland.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b><u>MAGACAABIDA LA-TALIYEYAASHA MADAXWEYNAHA <\/u><\/b><b><u>JSL<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b><u>\u00a0<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b><u>MADAXWEYNUHU:-<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>\u00a0<\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b><u>Markuu Arkay:<\/u><\/b><b>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>Qodobka 90aad, Faqradiisa (3)aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b><u>Markuu Tixgeliyey:<\/u><\/b><b>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>Ahmiyadda ay La-taliyayaasha Madaxweynuhu u leeyihiin Dalka iyo Dhismaha Qaranka<b>;<\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b><u>Markuu Arkay:<\/u><\/b><b>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>In baahi loo qabo buuxinta jagooyinkaa;<b><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>\u00a0<\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b><u>Markuu Ka Fiirsaday:<\/u><\/b><b>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>Kartidooda, aqoontooda iyo hufnaantooda shaqo;<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b><u>Markuu ku Qancay:<\/u><\/b><b>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>In ay hanan karaan xilalkaa;<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b><u>\u00a0<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\" align=\"center\"><b><u>Wuxuu go\u2019aansaday<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b><u>\u00a0<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">14. In Mudane, Cawil Cali Ducaale, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado La-taliyaha Madaxweynaha ee Ictiraaf Raadinta iyo Arrimaha Wada-hadallada Jamhuuriyadda Somaliland iyo Soomaaliya.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">15. In Mudane, Cabdillaahi Cabdi Xaaji Cumar (Cabdillaahi Jawaan), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Doorashooyinka Jamhuuriyadda Somaliland.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">16. In Mudane, Fahmi Cabdi Bidaar, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Hay&#8217;addaha Caalamiga Ah iyo Kuwa Maxaliga Ah.(Bedel Gudoomiyihii hore ee Saaxil)<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b><u>\u00a0<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b><u>MAGACAABIDA XUBNAHA GUDDIDA KOMISHANKA MAAMUL WANAAGA<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>MADAXWEYNUHU:-<\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>\u00a0<\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>Markuu Arkay:<\/b><b>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad, Xarafka (j) ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>Markuu Tixgeliyey:<\/b><b>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>Ahmiyadda ay Xubnaha Komishanka Maamul-wanaagu u leeyihiin Dhismaha Qaranka;<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>Markuu Arkay:<\/b><b>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>In baahi loo qabo buuxinta Xubnaha Komishanka Maamul-wanaagga;<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>Markuu Ka Fiirsaday:<\/b><b>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>Kartidooda, aqoontooda iyo hufnaantooda shaqo;<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>Markuu Ku Qancay:<\/b><b>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>In ay hanan karaan xilalkan loo magacaabay;<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>\u00a0<\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\" align=\"center\"><b><u>Wuxuu go\u2019aansaday<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">17. In Mudane, Mukhtaar Cismaan Cabdi, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado xubin ka tirsan Komishanka Maamul-wanaagga ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">18. In Mudane, Mukhtaar Yaasiin Cali, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado xubin ka tirsan Komishanka Maamul-wanaagga ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">19. In Mudane, Axmed Jaamac Maxamuud, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado xubin ka tirsan Komishanka Maamul-wanaagga ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">20. In Mudane, Carab Nuur Xandulle, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado xubin ka tirsan Komishanka Maamul-wanaagga ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b><u>\u00a0<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b><u>\u00a0<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b><u>\u00a0<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b><u>MAGACAABIDA MAAREEYE KU-XIGEENKA TELEFISHANKA QARANKA<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">21. In Mudane, Mustafe Maxamuud Qodax, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Maareeye Ku-xigeenka Telefishanka Qaranka Madaxa Bannaan ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b><u>MASUULIYIINTA XILKA LAGA QAADAY.<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">1.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Mudane, Cali Cawil Cabdi\u00a0 Guddoomiyihii Hore ee Gobolka Daadmadheedh<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">2.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Mudane,Cabdirisaaq Waaberi Rooble \u00a0\u00a0\u00a0 Guddoomiyihii Hore ee Gobolka Sellel<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">3.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Mudane, Ismaaciil Cabdi Xassan\u00a0 Guddoomiye Ku-xigeenkii Hore ee Gobolka Sanaag.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">4.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Mudane, Maxamed Jibriil Yoonis\u00a0 Agaasimihii Guud (Hore) ee Wasaaradda Dib-u-derjinta<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">5.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Mudane, Xuseen Cabdillaahi Jaamac\u00a0 \u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Guddoomiye Ku-xigeenkii Hore Komishanka Maamul Wanaagga<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">6.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Mudane, Qaasim Xasan Mataan\u00a0\u00a0\u00a0 Maareeye Ku-xigeenkii Hore ee TV-ga Qaranka<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Dhammaan waxaan idinka Mahad celinayaa Mudadii aad Xilalka Qaranka soo hayseen. xilalka qaranka ayey dabcigeeda tahay in ay meerto noqoto oo kolba cidii hanan karta loo dhiibo.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Sidaa darteed, waxaan gartay in aan idinka qaado xilalkii aad qaranka u hayseen. Haddaba, waxaan idinka rajaynayaa in aad si niyad sami ah ugu wareejisaan xilkii aad qaranka u hayseen Masuuliyiinta Cusub een u soo igmaday Xilkaasi isaga ah.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Masuuliyiinta ay khusayso arrintanina waxaan farayaa inay sida ugu haboon ugu kala wareejiyaan masuuliyiintaasi Xilalka.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">\n<p class=\"ecxMsoNormal\">\n<p class=\"ecxMsoNormal\">\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b><u>ALLAA MAHAD LEH<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b><span lang=\"SQ\">\u00a0<\/span><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b><span lang=\"SQ\">Af-hayeenka Madaxweynaha JSL<\/span><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b><span lang=\"SQ\">Xuseen Aadan Cige (Xuseen Deyr)<\/span><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><span lang=\"SQ\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b><\/p>\n<p><\/b><b><u><\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b><u>\u00a0<\/u><\/b><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"v-InboxFooterContainer\">\n<div class=\"c-PageFooter Unselectable\">\n<table class=\"uxp_ftr_control t_fbgc\" cellspacing=\"0\" cellpadding=\"0\">\n<tbody>\n<tr>\n<td class=\"uxp_ftr_left t_lnksi\">\n<ul>\n<li><span id=\"uxp_ftr_link_trademark\">\u00a9 2015 Microsoft<\/span><\/li>\n<li><a id=\"uxp_ftr_link_legal\" tabindex=\"60\" href=\"http:\/\/go.microsoft.com\/fwlink\/?LinkID=530144\" target=\"_self\">Terms<\/a><\/li>\n<li><a id=\"uxp_ftr_link_privacy\" tabindex=\"60\" href=\"http:\/\/go.microsoft.com\/fwlink\/p\/?LinkId=521839\" target=\"_self\">Privacy &amp; cookies<\/a><\/li>\n<li data-jsv=\"#512_\"><a id=\"uxp_ftr_link_developers\" tabindex=\"60\" href=\"http:\/\/dev.outlook.com\/\" target=\"_self\">Developers<\/a><\/li>\n<li data-jsv=\"\/512_#513_\"><a tabindex=\"60\" href=\"https:\/\/dub127.mail.live.com\/mail\/options.aspx?subsection=12&amp;n=380364671\" target=\"_self\">English (United States)<\/a><\/li>\n<\/ul>\n<\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"reauthenticationDiv\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div id=\"m_whm\"><\/div>\n<div id=\"m_mm\"><\/div>\n<\/div>\n<p><iframe loading=\"lazy\" id=\"silentLoginFrame1\" src=\"https:\/\/login.skype.com\/login\/silent?response_type=postmessage&amp;client_id=580081&amp;redirect_uri=https%3A%2F%2Fdub127.mail.live.com%2Fdefault.aspx&amp;state=silentloginsdk_1450813200423&amp;_accept=1.0&amp;_nc=1450813200423&amp;partner=999\" width=\"1px\" height=\"1px\" frameborder=\"0\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu caawa Digreeto Madaxweyne oo Summadeedu tahay WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu caawa Digreeto Madaxweyne oo Summadeedu tahayJSL\/M\/XERM\/249-3730\/122015 uu Magacaabis, Xilka qaadis iyo Bedel ku sameeyey Masuuliyiin kala duwan oo ay ka mid yihiin Gudoomiyeyaasha Gobolada, Agaasimeyaasha Guud, La-taliyeyaasha Madaxweynaha iyo Xubno [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2518,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-16647","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4kv","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16647","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16647"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16647\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16647"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16647"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16647"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}