{"id":16574,"date":"2015-12-22T08:42:18","date_gmt":"2015-12-22T08:42:18","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=16574"},"modified":"2015-12-22T08:42:18","modified_gmt":"2015-12-22T08:42:18","slug":"jabuuti-oo-rabshado-ammaanka-gil-giley-ay-ka-dhaceen-iyo-wasiirkii-hore-ee-diinta-oo-kamid-ah-dadka-ku-dhaawacmay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/12\/22\/jabuuti-oo-rabshado-ammaanka-gil-giley-ay-ka-dhaceen-iyo-wasiirkii-hore-ee-diinta-oo-kamid-ah-dadka-ku-dhaawacmay\/","title":{"rendered":"Jabuuti Oo Rabshado Ammaanka Gil-giley Ay Ka Dhaceen Iyo Wasiirkii Hore Ee Diinta Oo Kamid Ah Dadka Ku Dhaawacmay."},"content":{"rendered":"<h2><b>\u201cDhimashada Oo Dhawr Iyo Toban Qof Kor u Dhaaftay Iyo Dhaawac Oo Intaas Ka Badan. +Dacwada Mucaaridka Iyo Difaaca Xukuumada\u201d.<\/b><\/h2>\n<h2>Jabuuti (Arabsiyo News Network)-Wararka ka imanaya magaalada Jabuuti ayaa sheegaya in ku dhowaad shan iyo toban \u00a0qof ay ku dhinteen rabshado ka dhacay xaafadda Balbala, halka dhaawacuna uu ku dhaw yahay boqol qof oo uu ku jiro wasiirkii hore ee diinta iyo dhaqanka Xaamud Cabdi Suldaan iyo waliba saraakiil ka tirsan ciidamada dalkaasi.<\/h2>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/somalilandtoday.com\/slt\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/46214247-82a0-4c3d-a43d-da8a9e87f8b4.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-80599\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/somalilandtoday.com\/slt\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/46214247-82a0-4c3d-a43d-da8a9e87f8b4.jpg?resize=696%2C237\" alt=\"46214247-82a0-4c3d-a43d-da8a9e87f8b4\" width=\"696\" height=\"237\" \/><\/a><\/p>\n<h2>Xiisaddan ayaa billaabantay subaxnimadii Shalay xiligaasi oo dadweyne tiro badan ay isugu soo baxeen munaasabad mawlidu nabiga lagu xusayay, balse ciimadama ammaanka ayaa isku dayay inay kala dareeriyaan dadkii ka soo qayb galay xuskan waxaanay taasi keentay in ciidamada iyo qaar ka mid ah dadweynuhu isku dhacaan.<\/h2>\n<h2>Wasiirka arrimaha gudaha ee Jabuuti Hassan Omar Mohamed ayaa warsaxaafadeed ku sheegay in rabshadahaasi ay dhasheen ka dib markii tobaneeyo qof oo hubaysan ay is urursadeen isla markaan ay rasaas la beegsadeen ciidamada ammaanka, sida uu hadalka u dhigaye.<\/h2>\n<h2>Sidoo kale Mucaaridka Jabuuti ayaa iyaguna sheegaya in weerarka iyaga looga dan lahaa oo uu ahaa weerar qorshaysan, waxaana uu sheegay in 19 qof lagu dilay inkastoo wararka madax-banaani sheegayaan in 10 qof halkaasi ku dhinteen.<\/h2>\n<h2>Cumar Cilmi Khayare oo ah Guddoomiye Ku Xigeenka Isbahaysiga Dallada Mucaaradka ee USN oo khadka taleefanka ugu waramay Idaacadda VOA ayaa xaqiijiyey in wasiirkii hore ee diinta iyo dhaqanka Xaamud Cabdi Suldaan uu weerarkaasi ku dhawaacmay waxaana uu yidhi \u201cdadka reer Jabuuti Mucaarid ayay u badan yihiin markaa waxa la leeyahay mucaridka ayay taageerayaan ama shakhsiyaad caanka ah mucaaridka ayaa ka muuqda markaa xidhiidhka ka dhexeeya mawliidka iyo mucaaridku kaas weeye, imikadan annagoo shirayna ayaa naloo yimi ciidanka noo yimina wajiga way duubnaayeen, saddex nin ayaa naga dhaawacmay Axmed Yuusf, Dr Xaamud (Wasiirkii hore ee diinta iyo awqaafta) iyo Cabdiraxmaan Maxamed Geelle oo dhakhtarka loo qaaday\u201d<\/h2>\n<h2>Geesta kale Taliyaha Booliska Cabdillaahi Cabdi Faarax oo ka hadlay dagaalkan iyo khasaraha uu gaystay ayaa waxa uu yidhi \u201cArin fool xun oo waligeed Djibouti laga arag ayaa na qabsatay,waxa sameeyay qolo dad ku daba dhuumanaya oo siyaasiyiin,dadkaasi ayay u soo galiyeen in dawlada lala dagaalamo,Siyaasiyiintii waxaasi abuurtay ayuunbaa waxaasi ka sheekaynayasa,dadkaasi si kasta ayay dawladu ula hadashay,waxaanu u balan qaadnaya inaanu amnigooda ilaalino,dhinaca kale wax dhimasho ah kama ahayo sidaad u maqashay ayaan u maqlay,rasaas ayay nagala horyimaadeen,dadkii ilaaladayda ahaa gacantaa wax lagaga dhuftay,saacadaa waxa dhaawac 36 askari oo rasaas ku dhacday\u201dayuu \u00a0BBC-da u sheegay<\/h2>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h2><strong>Xigasho: Wargeyska Somalilandtoday<\/strong><\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u201cDhimashada Oo Dhawr Iyo Toban Qof Kor u Dhaaftay Iyo Dhaawac Oo Intaas Ka Badan. +Dacwada Mucaaridka Iyo Difaaca Xukuumada\u201d. Jabuuti (Arabsiyo News Network)-Wararka ka imanaya magaalada Jabuuti ayaa sheegaya in ku dhowaad shan iyo toban \u00a0qof ay ku dhinteen rabshado ka dhacay xaafadda Balbala, halka dhaawacuna uu ku dhaw yahay boqol qof oo uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":16575,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-16574","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4jk","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16574","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16574"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16574\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16574"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16574"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16574"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}