{"id":16565,"date":"2015-12-22T08:36:18","date_gmt":"2015-12-22T08:36:18","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=16565"},"modified":"2015-12-22T08:36:18","modified_gmt":"2015-12-22T08:36:18","slug":"kacdoonka-oromada-ku-kacsan-dowlada-itoobiya-oo-yurub-gaaray-ciidamo-hubka-qaatay-daawo-sawirada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/12\/22\/kacdoonka-oromada-ku-kacsan-dowlada-itoobiya-oo-yurub-gaaray-ciidamo-hubka-qaatay-daawo-sawirada\/","title":{"rendered":"Kacdoonka Oromada ku kacsan dowlada Itoobiya oo Yurub gaaray &#038; Ciidamo hubka qaatay (Daawo Sawirada) !!"},"content":{"rendered":"<p>Qaar ka mid ah wadamo ku yaala Qaarada Yurub waxaa maalmahaan dambe ku soo xoogeeysanayay banaanbaxyo balaaran oo ay dhigayaan jaaliyada ama qoowmiyada Oromada kuwaas oo doonaya inay ka go\u00b4aal dalka Itoobiya oo qalalaase xoogan laga dareemayo .<\/p>\n<p>Shacabka Banaanbaxayay ayaa sheegay inay hiil iyo hoo u hayaan ciidamada hubka qaatay ee la dagaalamaya dowlada Itoobiya gaar ahaan kuwa Oromada ah waxeeyna dowladaha caalamka ka codsadeen in wax laga qabto xasuuqa lagu hayo Shacabka Oromada .<\/p>\n<p>Oromada ku nool qaarada Yurub oo aad u badan ayaa waxa ay wadaan qorshe lagu magacaabo (Freedom for Oromo People) waxeeyna sheegeen in aysan joojin doonin kacdoonkooda . Shacabkaan ayaa sheegay in hal qof oo Oromo ah la dili karo balse uu dhiman karin magaca ah Oromia (You can kill Oromos , but you can never kill Oromia ) !!<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/oromo_1.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/oromo_2.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/oromo_6.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/oromo_7.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/oromo_8.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/oromo_9.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/oromo_3.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/oromo_5.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaar ka mid ah wadamo ku yaala Qaarada Yurub waxaa maalmahaan dambe ku soo xoogeeysanayay banaanbaxyo balaaran oo ay dhigayaan jaaliyada ama qoowmiyada Oromada kuwaas oo doonaya inay ka go\u00b4aal dalka Itoobiya oo qalalaase xoogan laga dareemayo . Shacabka Banaanbaxayay ayaa sheegay inay hiil iyo hoo u hayaan ciidamada hubka qaatay ee la dagaalamaya dowlada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":16566,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-16565","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4jb","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16565","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16565"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16565\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16565"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16565"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16565"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}