{"id":1656,"date":"2014-12-15T14:41:56","date_gmt":"2014-12-15T14:41:56","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=1656"},"modified":"2014-12-15T14:41:56","modified_gmt":"2014-12-15T14:41:56","slug":"booliiska-australia-ayaa-sheegay-in-ay-la-xaajoonayaan-nin-hubeysan-saacado-kaddib-markii-uu-tiro-dad-ah-ku-afduubtay-maqaayad-ku-taal-magaalada-sydney","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/15\/booliiska-australia-ayaa-sheegay-in-ay-la-xaajoonayaan-nin-hubeysan-saacado-kaddib-markii-uu-tiro-dad-ah-ku-afduubtay-maqaayad-ku-taal-magaalada-sydney\/","title":{"rendered":"Booliiska Australia ayaa sheegay in ay la xaajoonayaan nin hubeysan, saacado kaddib markii uu tiro dad ah ku afduubtay maqaayad ku taal magaalada Sydney"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/141215093521_sydney_hostage_512x288_ap.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1657\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/141215093521_sydney_hostage_512x288_ap-300x168.jpg?resize=300%2C168\" alt=\"141215093521_sydney_hostage_512x288_ap\" width=\"300\" height=\"168\" \/><\/a>Boqolaal boliis ah oo aad u hubeysan ayaa isku gadaamay dhismaha maqaayadda, waxayna xireen agagaarka goobta Martin Place.<\/p>\n<p>Waxaa la arkayay 5 qof oo ka baxsanaya maqaayadda dadka lagu haysto, balse ku xigeenka booliiska gobolka New South Wales , Catherine Burn, ayaa diidday inay kala cadeeyso in dadku ay soo baxsadeen iyo in la soo daayay.<\/p>\n<p>Catherine Burn Ma aysan xaqiijin in booliiska ay heleen dalabyo uu u soo gudbiyay ninka hubeysan sida la sheegay in lagu baahiyay baraha bulshada.<\/p>\n<p>Calan madaw, oo ay ku qoran tahay qoraal Carabi ah ayaa muddo kooban ka soo muuqday daaqadda maqaayadda dadka lagu haysto.<\/p>\n<figure class=\"media-landscape full-width has-caption\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"js-image-replace\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ichef.bbci.co.uk\/news\/ws\/625\/amz\/worldservice\/live\/assets\/images\/2014\/12\/15\/141215101303_australia_cafe_siege_950x633_bbc_nocredit.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"Australia\" width=\"696\" height=\"464\" \/><figcaption class=\"media-caption\"><span class=\"media-caption__text\">Khariidadda afduubka maqaayadda Australia<\/span><\/figcaption><\/figure>\n<p>Ra\u2019iisal wasaaraha Australia, Tony Abbott, ayaa sheegay in dhacdadaan laga yaabo in ay xiriir la leedahay arrimo siyaasadeed<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Boqolaal boliis ah oo aad u hubeysan ayaa isku gadaamay dhismaha maqaayadda, waxayna xireen agagaarka goobta Martin Place. Waxaa la arkayay 5 qof oo ka baxsanaya maqaayadda dadka lagu haysto, balse ku xigeenka booliiska gobolka New South Wales , Catherine Burn, ayaa diidday inay kala cadeeyso in dadku ay soo baxsadeen iyo in la soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":1657,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-1656","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-qI","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1656","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1656"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1656\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1656"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1656"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1656"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}