{"id":16548,"date":"2015-12-21T17:29:18","date_gmt":"2015-12-21T17:29:18","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=16548"},"modified":"2015-12-21T17:29:18","modified_gmt":"2015-12-21T17:29:18","slug":"ciidanka-ilaalinta-cashuuraha-somaliland-ayaa-gubay-shixnad-baco-ah-oo-sifo-kootarabaan-ah-dalka-lagu-soo-gelinayay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/12\/21\/ciidanka-ilaalinta-cashuuraha-somaliland-ayaa-gubay-shixnad-baco-ah-oo-sifo-kootarabaan-ah-dalka-lagu-soo-gelinayay\/","title":{"rendered":"Ciidanka ilaalinta  Cashuuraha Somaliland ayaa  gubay  shixnad baco ah oo sifo kootarabaan ah dalka lagu soo  gelinayay"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Hargeysa(<em><strong>Arabsiyo News)<\/strong><\/em>-Ciidanka ilaalinta\u00a0 Cashuuraha Somaliland ayaa\u00a0 gubay\u00a0 shixnad baco ah oo sifo kootarabaan ah dalka lagu soo\u00a0 gelinayay oo ay qabteen, kuwaasi oo isticmaalkooda iyo ka ganacsigoodaba laga mamnuucay dalka, ka dib markii uu madaxweynaha Somaliland amar ka soo saaray.<span id=\"more-16104\"><\/span><\/p>\n<p>Taliyaha Qaybta\u00a0 ciidanka ilaalanta\u00a0 cashuuraha Somaliland Gaashaanle\u00a0 Saleebaan\u00a0 Ducaalle Ubaxle\u00a0 ayaa warbaahinta qaranka la hadlay\u00a0 kadib markii ay gubayeen bacahaasi waxaanu yidhi \u201cWaxaanu maanta (shalay)\u00a0 gubnay qeybo ka mid ah bacihii dalkeenna laga mamnuucay\u00a0 oo ay ciidanka ilaalada cashuuraha\u00a0 Somaliland\u00a0 qabteen\u00a0 iyadoo si fo tuugo\u00a0 ah dalkeenna lagu soo gelinayo.\u201d<\/p>\n<\/div>\n<p>\u201cAnnaga oo fulinayna\u00a0 amarkii Madaxwayna Somaliland ee mamnuucayay in bacaha dalka la keeno nooc kasta oo ay yihiin isla markaana tix-raacayna warqadii amarka ahayd ee Taliyaha Ciidanka\u00a0 Booliska Somaliland ee ahayd in ciidanka ilaalada cashuuruhu qabtaan bacahaasi\u00a0 meel kasta oo dalka laga soo gelinayo.\u00a0 waxaanu maanta\u00a0 (shalay )\u00a0 halkan\u00a0 kastamka dhexe ee magaalada Hargeysa dhexdiisa ku gubaynaa saddex\u00a0 jawaan oo waaweyn\u00a0 oo\u00a0 lagu soo qariyay bacahaasi la mamnuucay\u00a0 kuwooda wax lagu rito\u00a0 oo sifo tuugo ah la rabay in magaalada Hargeysa lagu geliyo la rabay oo ciidanka ilaalada cashuuruhu qabteen,\u201d ayuu yidhi Taliyaha Qeybta\u00a0 ciidanka ilaalanta\u00a0 cashuuruhu.<\/p>\n<p>.<\/p>\n<p>Taliyuhu\u00a0\u00a0 waxa kale oo uu intaa ku daray \u201cWaxaanu muwaadiniinta reer Somaliland ka codsanaynaa in ay fuliyaan amarkaasi lagu mamnuucay bacaha oo aynu dhammaanteen og nahay dhibaatada ay deegaanka iyo xooleheenna ku hayso.\u00a0 waxaa aad muwaadin og tahay in la joojiyay warshadihii\u00a0 bacaha soo saari jiray iyo dhammaan bac oo dhan haddii ay tahay noocyada wax lagu rito iyo ta baabuurta lagu xidho ee loo yaqaano beersoosha.\u201d<\/p>\n<p>\u201cWuwaadin adiga oo fulinaya amarkaasi ka soo baxay dawladaada\u00a0 ee mamnuucayay bacaha adigoo muwaadin dalkaaga\u00a0 iyo deegaankaaga u tudhaaya waxaanu kaa codsanaynaa in aanad dalka keenin wax bac ah . Waxaa aanu ku war-gelinaynaa dhammaan ciidamada Booliiska iyo ciidanka ilaalada cashuuraha ee jooga xadadka dalka laga soo galo in ay qabtaan nooc kasta oo bacaha ka mid ah oo dalkeenna soo gelaysa\u00a0\u00a0 oo ay fuliyaan amarkaasi,\u201d ayuu yidhi Taliyaha\u00a0 Gaashaanle\u00a0 Saleebaan\u00a0 Ducaale Ubaxle. Waxa kale oo uu muwaadiniita cashuur bixiyeyaasha ah ku war-galiyay in ay bixiyaan cashuuraha bariga nooc kasta oo ay yihiin gaadiid iyo guryaba.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyo News)-Ciidanka ilaalinta\u00a0 Cashuuraha Somaliland ayaa\u00a0 gubay\u00a0 shixnad baco ah oo sifo kootarabaan ah dalka lagu soo\u00a0 gelinayay oo ay qabteen, kuwaasi oo isticmaalkooda iyo ka ganacsigoodaba laga mamnuucay dalka, ka dib markii uu madaxweynaha Somaliland amar ka soo saaray. Taliyaha Qaybta\u00a0 ciidanka ilaalanta\u00a0 cashuuraha Somaliland Gaashaanle\u00a0 Saleebaan\u00a0 Ducaalle Ubaxle\u00a0 ayaa warbaahinta qaranka la hadlay\u00a0 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":16550,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-16548","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4iU","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16548","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16548"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16548\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16548"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16548"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16548"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}