{"id":16532,"date":"2015-12-21T16:33:27","date_gmt":"2015-12-21T16:33:27","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=16532"},"modified":"2015-12-21T16:33:27","modified_gmt":"2015-12-21T16:33:27","slug":"xukuumadda-kulmiye-oo-maanta-dagaal-qaawan-kusoo-qaaday-shirkii-waxgaraadku-kusoo-afjareen-khilaaf-ucid-guuldaradii-wasiir-cukuse-iyo-agaasimayaasha-beesha-ee-xukuumadda-ku-jira","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/12\/21\/xukuumadda-kulmiye-oo-maanta-dagaal-qaawan-kusoo-qaaday-shirkii-waxgaraadku-kusoo-afjareen-khilaaf-ucid-guuldaradii-wasiir-cukuse-iyo-agaasimayaasha-beesha-ee-xukuumadda-ku-jira\/","title":{"rendered":"Xukuumadda Kulmiye oo Maanta Dagaal Qaawan Kusoo Qaaday Shirkii Waxgaraadku kusoo afjareen Khilaaf Ucid+ Guuldaradii Wasiir Cukuse iyo Agaasimayaasha Beesha ee Xukuumadda Ku jira"},"content":{"rendered":"<p class=\"lead\">Hargeysa(Arabsiyo News)&#8212;&#8211; Xukuumada iyo Xisbigeeda Kulmiye ayaa dagaal adag kusoo qaaday sidii ay uu baajin lahaayen shirkii waxgnaraadka beesha Ciidagale kusoo afmeeren khilaafka xisbiga Ucid, isla markaana waxa ay deedaal ka galen in waxgaraadka labada dhinac ee ku hawlana soo afjarista khilaafka Gudoomiye Eng faysal Cali Waraabe iyo Musharraxa Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Md. Jamaal cali Xuseen baaqdo. Shaqsiyaadkii sida ba\u2019an maanta dagaalka qadhaadh ee aan gabashada lahayn ugu jiray inay baajiyaan shirka labada dhinac waxa kamid ahaa Wasiirka warfaafinta somaliland Cabdilahi Maxamed Daahir cukuse, Agaasimaha Ciyaaraha Mr Dhabbeeye, Agaasimaha Duulista iyo Maayir ku-xigeenka Caasimadda Cabdicasiis Cago-weyne. Dhamaantood waxa ay galeen Madasha uu shirku ka socday waxanay bilaaben inay kala jebiyaan Waxgaraadka Beesha Ciidagale iyagoo marka qof afka sarayey.<\/p>\n<p>Waxa ay isku dayeen inay waxgaraadkaas ka saaran goobta shirku ka socdo, iyagoo aan cidna ka gabanay, waxa\u2019se aakhiirkii madaxa ka dareeriyey Suldaanka Guud oo si adag ula hadlay. \u201c hadii la idin soo diray halkaan waad kusoo hungowdeen adeer ee meesha ka dareera\u201d. Weedhaasi waxa ay ahaayeen kuwo suldaanku u yidhi si cadho leh, waxa uu sidoo kale diiday suldaanku inuu dibada kula faqo kooxdan Calooshooda uu shaqeyatayaasha ah.<\/p>\n<p>Guuldarada maanta ay kala hulleelen kooxdan fulineysay dardaraan uu usoo xambaariyey Musharraxa Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi, oo ka baqo qaba inuu tartan la galo Musharraxa Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Md Jamaal cali Xuseen.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, dhacdooyinka maanta ay Xukuumaddu ka sameysay Huteel Dalxiis ee ay dagaal adag kusoo qaadaysay heshiiska waxgaraadku ka gaadheen khilaafka xisbiga Ucid ayaa qaybka ah gulufyada aan qarsooneyn ee kooxda Kulmiye kusoo abaabusho musharraxa da\u2019da yar ee Ucid aqoonyahan jamaal cali xuseen, waxana uuu hore Musharraxa Muuse Biixi Cabdi uu dagaal adag oo aanu waxba la hadhin ugusoo qaaday tanina ay tahay arrin uu si toos ah ula socday uuna soo diray.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyo News)&#8212;&#8211; Xukuumada iyo Xisbigeeda Kulmiye ayaa dagaal adag kusoo qaaday sidii ay uu baajin lahaayen shirkii waxgnaraadka beesha Ciidagale kusoo afmeeren khilaafka xisbiga Ucid, isla markaana waxa ay deedaal ka galen in waxgaraadka labada dhinac ee ku hawlana soo afjarista khilaafka Gudoomiye Eng faysal Cali Waraabe iyo Musharraxa Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Md. Jamaal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":16533,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-16532","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4iE","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16532","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16532"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16532\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16532"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16532"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16532"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}