{"id":16517,"date":"2015-12-21T10:13:54","date_gmt":"2015-12-21T10:13:54","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=16517"},"modified":"2015-12-21T10:13:54","modified_gmt":"2015-12-21T10:13:54","slug":"sepp-blatter-iyo-michel-platini-oo-muddo-sideed-sannadood-ah-laga-mamnuucay-kubada-cagta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/12\/21\/sepp-blatter-iyo-michel-platini-oo-muddo-sideed-sannadood-ah-laga-mamnuucay-kubada-cagta\/","title":{"rendered":"Sepp Blatter Iyo Michel Platini Oo Muddo SIDEED Sannadood Ah Laga Mamnuucay Kubada Cagta."},"content":{"rendered":"<p>Sepp Blatter iyo Michel Platini ayaa laga mamnuucay gabi ahaanba laga mamnuucay kubada cagta muddo sideed sannadood ah.<\/p>\n<p>Labada nin ayaa lagu ciqaabay lacag 1.35 milyan ginni ah oo uu Blatter siiyay Patini bishii Febraayo 2011 iyadoo lacagtaas ay aheyd mushahar shaqo aan rasmi aheyn oo aheyd la taliyaha madaxweynaha FIFA ee intii u dhaxeysay 1999 iyo 2002.<\/p>\n<p>Madaxa garsoorka ee dacwadaana ayaa xumay in Blatter uu jabiyay sharciga FIFA u yaala, halka Platini isna lagu eedeeyay inuu jabiyay sharciga danaha iska soo horjeeda.<\/p>\n<p>Go\u2019aanadaan ayaa soo gabagabeynaya rajadii uu Platini ka lahaa inuu Blatter ka bedelo jagada madaxweynaha FIFA. Doorashooyinka FIFA ayaana dhacaya bisha Febraayo.<\/p>\n<p>Labada nin ayaa laga mamnuucay kubada cagta mid maxali iyo mid caalamiba waxana ay bilaabaneysaa sida ugu dhaqsiyaha badan, waxaana intaas sii dheer in Blatter la ganaaxay 33 kun ginni halka Platini la ganaaxay 54 kun ginni.<\/p>\n<p>Blatter iyo Platini ayaa hore u sheegay inay racfaan ka qaadanayaan xukun kasta oo ku dhaca.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sepp Blatter iyo Michel Platini ayaa laga mamnuucay gabi ahaanba laga mamnuucay kubada cagta muddo sideed sannadood ah. Labada nin ayaa lagu ciqaabay lacag 1.35 milyan ginni ah oo uu Blatter siiyay Patini bishii Febraayo 2011 iyadoo lacagtaas ay aheyd mushahar shaqo aan rasmi aheyn oo aheyd la taliyaha madaxweynaha FIFA ee intii u dhaxeysay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":16518,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-16517","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4ip","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16517","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16517"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16517\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16517"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16517"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16517"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}