{"id":16477,"date":"2015-12-20T17:43:41","date_gmt":"2015-12-20T17:43:41","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=16477"},"modified":"2015-12-20T17:43:41","modified_gmt":"2015-12-20T17:43:41","slug":"sariflayaal-laga-mamnuucay-inay-galaan-baanka-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/12\/20\/sariflayaal-laga-mamnuucay-inay-galaan-baanka-dhexe\/","title":{"rendered":"Sariflayaal Laga Mamnuucay inay Galaan Baanka Dhexe"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo news-Qaar ka mid ah sariflayaasha magaalada Hargeysa ayaa loo diiday inay galaan baanka, ka dib markii ay madaxtooyada kaga hadleen aragtidooda lagu xalin karo sicir bararka dalka saameeyay<\/p>\n<p>Markii ay wararkani soo baxeen, wuxuu Geeska Afrika la xidhiidhay Axmed Xasan (Awliyo), oo ka mid ah Sariflayaasha waaweyn ee Hargeysa\u00a0 kaas oo cadeeyay in loo diiday Baanka dhexe ee Hargeysa\u00a0 inuu galo isaga iyo xubno kale oo Sariflayaal ahi kadib markii ay Madaxtooyada kaga hadleen qiimaha Sarifka ee sare u kacay iyo cabashooyinka la xidhiidha.<\/p>\n<p>Axmed Xasan (Awliyo),\u00a0 oo Wargeyska <strong><em>Geeska Afrika<\/em><\/strong> u waraamay ayaa inkastoo aad u gaabsadaym haddana wuxuu\u00a0 yidhi \u201cKulankii aanu Madaxtooyada ku yeelanay si fiican mid u\u00a0 qabsoomay ayuu ahaa, Sariflayaashuna wey badnaayeen, arimo badan oo ah ninba rayigiisa sidii uu ILLAAHAY ku ogaa ee la yidhi u hadla\u00a0 rayigiisana u dhiibtay,\u00a0 waxaanu la kulanay Madaxweyne ku xigeenka, Wasiirka Madaxtooyada, Agaasimaha Baanka, Wasiirka Maaliyadda, Wasiirka Duulista iyo Hawada, waxaanu u gudbinay nin walba sidii uu xal u arkaayey ee wax looga qaban lahaa Sicir bararka.\u201d<\/p>\n<p>Wuxuu isagoo ka hadlaya arrintan uu sariflahani yidhi \u201cMaanta (Shalay), ayaa lanagu wargaliyey in aanaan soo galin Baanka, waxaana nagu wargaliyey Maamulka Baanka, Maamulaha iyo ku xigeenka, rayi ahaana anagu waxa aanu qabnaa fikirkii aanu ka dhiibanay Madaxtooyada inuu la xidhiidho balse wali lamaamu kulmin Guddoomiyaha iyo Agaasimaha Baanka\u201d.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo news-Qaar ka mid ah sariflayaasha magaalada Hargeysa ayaa loo diiday inay galaan baanka, ka dib markii ay madaxtooyada kaga hadleen aragtidooda lagu xalin karo sicir bararka dalka saameeyay Markii ay wararkani soo baxeen, wuxuu Geeska Afrika la xidhiidhay Axmed Xasan (Awliyo), oo ka mid ah Sariflayaasha waaweyn ee Hargeysa\u00a0 kaas oo cadeeyay in loo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":16488,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-16477","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4hL","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16477","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16477"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16477\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16477"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16477"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16477"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}