{"id":16474,"date":"2015-12-20T17:10:44","date_gmt":"2015-12-20T17:10:44","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=16474"},"modified":"2015-12-20T17:10:44","modified_gmt":"2015-12-20T17:10:44","slug":"diyaarad-faransiiska-laga-leeyahay-oo-degdeg-loogu-dejiyay-magaalada-mombasa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/12\/20\/diyaarad-faransiiska-laga-leeyahay-oo-degdeg-loogu-dejiyay-magaalada-mombasa\/","title":{"rendered":"DIYAARAD FARANSIISKA LAGA LEEYAHAY OO DEGDEG LOOGU DEJIYAY MAGAALADA MOMBASA"},"content":{"rendered":"<p>Diyaarad Laga leeyahay dalka Faransiiska oo ka soo duushay Mauritius kuna sii jeeday magaalada Paris ee dalka Faransiiska ayaa ku qasbanaatay in ay ku dagto magaalada Mombasa ee dalka Kenya.<\/p>\n<p>Kaddib markii diyaaradda laga dhex helay shay laga shakiyay.<\/p>\n<p>Sarkaal ka tirsan Booliiska dalka Kenya ayaa sheegay in duuliyaha diyaaraddaasi oo nooceedu yahay Boeing 777, uu codsaday in uu si dagdag ah u soo dajiyo diyaaradda kaddib markii ay musqusha diyaaradda ku arkeen shay ay uga shakiyeen Bambaano.<\/p>\n<p>Khuburo aqoon u leh waxyaabaha qarxa ayaa baadhaya shaygaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Diyaarad Laga leeyahay dalka Faransiiska oo ka soo duushay Mauritius kuna sii jeeday magaalada Paris ee dalka Faransiiska ayaa ku qasbanaatay in ay ku dagto magaalada Mombasa ee dalka Kenya. Kaddib markii diyaaradda laga dhex helay shay laga shakiyay. Sarkaal ka tirsan Booliiska dalka Kenya ayaa sheegay in duuliyaha diyaaraddaasi oo nooceedu yahay Boeing 777, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-16474","post","type-post","status-publish","format-standard","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4hI","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16474","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16474"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16474\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16474"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16474"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16474"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}