{"id":16414,"date":"2015-12-18T17:45:33","date_gmt":"2015-12-18T17:45:33","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=16414"},"modified":"2015-12-18T17:45:33","modified_gmt":"2015-12-18T17:45:33","slug":"xildhibaan-cabdi-waraabe-oo-xalad-cafimad-logo-qaaday-dalka-dibadiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/12\/18\/xildhibaan-cabdi-waraabe-oo-xalad-cafimad-logo-qaaday-dalka-dibadiisa\/","title":{"rendered":"Xildhibaan CAbdi Waraabe oo Xalad Cafimad logo Qaaday Dalka Dibadiisa"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Hargeysa(<em><strong>Arabsiyo News<\/strong><\/em>)-Xildhibaan Xaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Cabdi Waraabe) oo xaalad caafimaad loogu qaaday dalka debadiisa, ayaa gaadhay Magaalada Addis-ababa ee Xarunta Dalka Itoobiya.<\/p>\n<div id=\"attachment_79924\" class=\"wp-caption aligncenter\"><a href=\"http:\/\/i0.wp.com\/somalilandtoday.com\/slt\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/12360120_1019876394740535_2953676500816889946_n.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-79924\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/somalilandtoday.com\/slt\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/12360120_1019876394740535_2953676500816889946_n.jpg?resize=481%2C645\" alt=\"12360120_1019876394740535_2953676500816889946_n\" width=\"481\" height=\"645\" \/><\/a><\/p>\n<p class=\"wp-caption-text\">Xaaji Cabdi Waraabe Oo Xaalad Caafimad Loo Qaaday<\/p>\n<\/div>\n<p>Safiir ku-xigeenka Safaarada Itoobiya Ayaanle Salaad Diiriye ayaa Xajiga iyo xubnihii la socday ku soo dhaweeyay garoonka Diyaaradaha ee\u00a0\u00a0(Bole International Airport Addis Ababa) . Geesta kale sida ay sheegayaan wararka la xidhiidha Caafimaadka Xaji Cabdi Waraabe waxa la filayaa in dalka Itoobiya looga sii qaado dhinaca waddanka Imaraadka Carabta.<\/p>\n<\/div>\n<p>Xaji Cabdi Waraabe ayaa ah Xildhibaanka ugu da\u2019da weyn Golayaasha Qaranka Somaliland, wuxuuna muddo dheer ku soo jiray Saxadda nabadaynta iyo odaytinimada, isagoo Xajigu 17-jir ku noqday Caaqil.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyo News)-Xildhibaan Xaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Cabdi Waraabe) oo xaalad caafimaad loogu qaaday dalka debadiisa, ayaa gaadhay Magaalada Addis-ababa ee Xarunta Dalka Itoobiya. Xaaji Cabdi Waraabe Oo Xaalad Caafimad Loo Qaaday Safiir ku-xigeenka Safaarada Itoobiya Ayaanle Salaad Diiriye ayaa Xajiga iyo xubnihii la socday ku soo dhaweeyay garoonka Diyaaradaha ee\u00a0\u00a0(Bole International Airport Addis Ababa) . [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":16415,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-16414","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4gK","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16414","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16414"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16414\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16414"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16414"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16414"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}