{"id":16329,"date":"2015-12-15T16:15:00","date_gmt":"2015-12-15T16:15:00","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=16329"},"modified":"2015-12-15T16:15:00","modified_gmt":"2015-12-15T16:15:00","slug":"marwo-amina-waris-oo-taageere-uga-raadinaysa-muj-muuse-biixi-cabdi-haweenka-xukuumada-ku-jira","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/12\/15\/marwo-amina-waris-oo-taageere-uga-raadinaysa-muj-muuse-biixi-cabdi-haweenka-xukuumada-ku-jira\/","title":{"rendered":"Marwo Amina Waris oo Taageere uga raadinaysa Muj. Muuse Biixi cabdi Haweenka Xukuumada ku jira"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyo News) Marwada Madaxweynaha Somaliland Marwo Aamina Maxamuud Jirde (Aamina Waris)\u00a0\u00a0ayaa Kulan isku yeedhay Haweenka Xilalka kala Duwan ka haya Xukumada Somaliland, Kulankan oo la filayo in uu qabsoomo Maalinta Arbacada ayaa Ila wareedyo xogogaal ahi sheegayaan in Kulankaasi\u00a0\u00a0Daaran yahay Siddii Haweenka\u00a0Xukumada ku jira iyo kuwa Kulmiyeba u taagerilahayeen Murashixiinta Xisbiga Kulmiye Muuse Biiixi Cabdi iyo Cabdiraxman Saylici.<\/p>\n<p>Si cad looma oga qodobada kale ee\u00a0\u00a0Marwadu Faridoonto haweenkasi basle qodobka ugu weyn shirkaasi ayaa lagu sheegay in uu yahay mid marwadu taageero ugu raadinayso Murashiixinta Xisbul Xaakimka Kulmiye\u00a0\u00a0ka sharaxan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Posted By:<\/p>\n<p>Arabsiyo News Main Office<\/p>\n<p>Abdifatah Habane<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyo News) Marwada Madaxweynaha Somaliland Marwo Aamina Maxamuud Jirde (Aamina Waris)\u00a0\u00a0ayaa Kulan isku yeedhay Haweenka Xilalka kala Duwan ka haya Xukumada Somaliland, Kulankan oo la filayo in uu qabsoomo Maalinta Arbacada ayaa Ila wareedyo xogogaal ahi sheegayaan in Kulankaasi\u00a0\u00a0Daaran yahay Siddii Haweenka\u00a0Xukumada ku jira iyo kuwa Kulmiyeba u taagerilahayeen Murashixiinta Xisbiga Kulmiye Muuse Biiixi Cabdi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":16333,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-16329","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4fn","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16329","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16329"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16329\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16329"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16329"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16329"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}