{"id":16310,"date":"2015-12-15T12:24:29","date_gmt":"2015-12-15T12:24:29","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=16310"},"modified":"2015-12-15T12:24:29","modified_gmt":"2015-12-15T12:24:29","slug":"wasiirka-shaqada-iyo-arrimaha-bulshada-somaliland-md-cali-sandulle-oo-maanta-hor-tegay-guddida-illaalinta-iyo-daba-galka-hantida-qaranka-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/12\/15\/wasiirka-shaqada-iyo-arrimaha-bulshada-somaliland-md-cali-sandulle-oo-maanta-hor-tegay-guddida-illaalinta-iyo-daba-galka-hantida-qaranka-somaliland\/","title":{"rendered":"WASIIRKA SHAQADA IYO ARRIMAHA BULSHADA SOMALILAND MD.CALI SANDULLE OO MAANTA HOR-TEGAY GUDDIDA ILLAALINTA IYO DABA-GALKA HANTIDA QARANKA SOMALILAND"},"content":{"rendered":"<div>Hargeisa\u00a0(AN)_Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada Somaliland Md.Cali Maxamuud Axmed (Cali-sandulle), ayaa maanta hor-tagey guddida ilaalinta iyo daba-galka hantida qaranka ee golaha wakiilada Somaliland,waxaana ay ku kulmeen.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Wasiirka ayaa abbaaro 10- kii iyo badhkii subaxnimo soo gaadhay aqalka golaha wakiilada Somaliland,waxaana ay yeesheen ugu horreeyn\u00a0guddida ilaalinta daba-galka hantida qaranka ee golaha wakiilada Somaliland iyo\u00a0Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada Somaliland Md. Cali Maxamuud Axmed (Cali-sandulle) kulan gaar ah,kulankan ayaa saxaafaddu dabad joog ka ahayd.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>kulankan uu maanta\u00a0Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada Somaliland Md. Cali Maxamuud Axmed (Cali-sandulle) uu hor-tegay\u00a0guddida ilaalinta iyo daba-galka hantida qaranka ee golaha wakiilada Somaliland ayaa daba socday kooxo wasiiro ah oo u ballansanaa inay hor-tagaan\u00a0guddida ilaalinta iyo daba-galka hantida qaranka ee golaha wakiilada Somaliland.<\/div>\n<div><\/div>\n<div><\/div>\n<div>Markii uu u dhammaaday kulankii uu maanta\u00a0Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada Somaliland Md.Cali Maxamuud Axmed (Cali-sandulle) uu hor-tegay\u00a0guddida ilaalinta iyo daba-galka hantida qaranka ee golaha wakiilada Somaliland ayaa warfidiyeenada kula hadlay barxadda hore ee golaha wakiilada,waxaana uu ku gaabsaday inuu faah-faahin ka bixiyo kulankii uu maanta la yeeshay\u00a0guddida ilaalinta iyo daba-galka hantida qaranka ee golaha wakiilada Somaliland.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Dhinaca kalena mas\u2019uuliyiinta\u00a0guddida ilaalinta iyo daba-galka hantida qaranka ee golaha wakiilada Somaliland ayaan iyaguna dhinacooda faah-faahin dheeraad ah ka bixin waxyaabaha ay isla soo qaadeen wasiirka iyo qoddobada ay ka wada hadleen.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Arabsiyonews.com<\/div>\n<div>Hargaysa Desk<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeisa\u00a0(AN)_Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada Somaliland Md.Cali Maxamuud Axmed (Cali-sandulle), ayaa maanta hor-tagey guddida ilaalinta iyo daba-galka hantida qaranka ee golaha wakiilada Somaliland,waxaana ay ku kulmeen. Wasiirka ayaa abbaaro 10- kii iyo badhkii subaxnimo soo gaadhay aqalka golaha wakiilada Somaliland,waxaana ay yeesheen ugu horreeyn\u00a0guddida ilaalinta daba-galka hantida qaranka ee golaha wakiilada Somaliland iyo\u00a0Wasiirka shaqada iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":16311,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-16310","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4f4","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16310","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16310"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16310\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16310"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16310"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16310"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}