{"id":16236,"date":"2015-12-12T13:06:28","date_gmt":"2015-12-12T13:06:28","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=16236"},"modified":"2015-12-12T13:06:28","modified_gmt":"2015-12-12T13:06:28","slug":"nuxurka-warbaahinta-somaliland-ka-soo-saartay-shirkada-telesom","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/12\/12\/nuxurka-warbaahinta-somaliland-ka-soo-saartay-shirkada-telesom\/","title":{"rendered":"Nuxurka Warbaahinta Somaliland Ka Soo Saartay Shirkada Telesom"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)-Warbaahinta kala duwan ee Somaliland iyo ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa war-murtiyeed ka soo saaray Shirkada Telesom oo ay sheegeen inay la wareegtay hawlihii warbaahinta dalku qaban lahayd.<\/p>\n<p>Kulan ay iskugu yimaadeen badi masuuliyiinta Jaraa\u2019idada iyo Tv-yada ayaa laga soo saaray go\u2019aan midaysan oo lagaga hortagayo .<\/p>\n<p><strong>War Murtiyeed ka soo baxay Kullan Warbaahinta Somaliland ku yeelatay Hargeysa<\/strong><\/p>\n<p>Ujeedada kullanku waxaa ay ahayd in laga tashaddo dhibaato muddo dheer soo jiitamaysay oo Shirkadaha Isgaadhsiintu guud ahaan. gaar ahaan Shirkada Telesom ku hayso warbaahinta.\u00a0 Taasoo ah, inay la wareegtay shaqadii warbaahinta gabi ahaanba oo ay isu rogtay shirkad warbaahineed halkii ay ka ahayd shirkad Telefoon ama is gaadhsiineedba.<\/p>\n<p>Iyadoo la tixraacay haddalo arrintan la xidhiidha oo hore madaxda Wasaarradda Warfaafinta iyo Boosaha iyo isgaadhsiinta uga soo baxay. Islamarkaana la tixgeliyay isku dayo hore oo la doonayay in wax lagaga qabto hawshan oo aan shaqayn, waxaa la isla qaatay.<\/p>\n<p><strong>Go\u2019aamaddan.<\/strong><\/p>\n<p>In Warbaahintu cadayso mar labaad inay ka midaysan-tahay danteedda. Islamarkaana dib u eegis ku sameyso wadda shaqaynta ay la leedahay shirkadaha Isgaadhsiinta gaar ahaan shirkada Telesom.<\/p>\n<p>In la caddeeyo in aan warbaahintu eegan karrin in si toos ah loola wareego shaqadoodda.<\/p>\n<p>In ay arrintan Warbaahintu guddi u saarto,(Taasoo la magacaabay) si guddigaasi ugala hadasho cabashada ay qabto Hay\u2019adaha dawlaga ah ee ay khusayso, una diyaariso haddii loo baahdo talaabooyinka lagaga gaashaamanayo.<\/p>\n<p>Waxaa la isla qaatay oo kale in bulshadda loo ogolaado inay baahin karraan dhibaatooyinka shirkadahani ku hayaan.<\/p>\n<p><strong>Shirka waxaa ka qayb-galay:<\/strong><\/p>\n<p>Madaxda ururka Warbaahinta Ee Solja.<\/p>\n<p>Wargeyska Hubaal.<\/p>\n<p>Wargeyska Saxafi<\/p>\n<p>Wargeyska Geeska Afrika<\/p>\n<p>Wargeyska Somaliland Today<\/p>\n<p>Wargeyska Himilo<\/p>\n<p>Wargeyska Waaheen<\/p>\n<p>Wargeyska Haatuuf<\/p>\n<p>Wargeyska Sahan<\/p>\n<p>Wargeyska Saxansaxo<\/p>\n<p>Wargeyska Foore<\/p>\n<p>Wargeyska Jamhuuriya.<\/p>\n<p>Wargeyska, Ogaal<\/p>\n<p>Wargeyska Dawan<\/p>\n<p>Wargeyska Warsugan<\/p>\n<p>Wargeyska Hubsad<\/p>\n<p><strong>TV Station<\/strong><\/p>\n<p>Tv Horn Cable<\/p>\n<p>Tv Bulsho<\/p>\n<p>TV Somaliland Space Channel<\/p>\n<p>TV SomaliNews<\/p>\n<p>TV Somali Channel<\/p>\n<p>Star Tv<\/p>\n<p>Universal Tv<\/p>\n<p>Somali Cable<\/p>\n<p>Royal TV<\/p>\n<p>SBC TV<\/p>\n<p>Kalsan tv<\/p>\n<p>Bulsho Tv<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxaa goob joog ka ahaa oo ka la qaatay go\u2019aamadan masuuliyiin ka soctoy shabakadaha wararka Intarnetka.<\/p>\n<p>Warbaaahinta Tooshnews waxay taageeraysaa go\u2019aanka ka soo baxay ururka suxufiyiinta Somaliland iyo Jaraa;idada madaxabanaan .<\/p>\n<p>Arabsiyo.net<\/p>\n<p>Hargaysa,Somaliland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)-Warbaahinta kala duwan ee Somaliland iyo ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa war-murtiyeed ka soo saaray Shirkada Telesom oo ay sheegeen inay la wareegtay hawlihii warbaahinta dalku qaban lahayd. Kulan ay iskugu yimaadeen badi masuuliyiinta Jaraa\u2019idada iyo Tv-yada ayaa laga soo saaray go\u2019aan midaysan oo lagaga hortagayo . War Murtiyeed ka soo baxay Kullan Warbaahinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":16237,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-16236","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4dS","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16236","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16236"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16236\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16236"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16236"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16236"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}