{"id":16195,"date":"2015-12-12T17:54:03","date_gmt":"2015-12-12T17:54:03","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=16195"},"modified":"2015-12-12T17:54:03","modified_gmt":"2015-12-12T17:54:03","slug":"madaxwayne-siilaanyo-oo-qaabiley-wefti-wasiiro-ah-oo-ka-socda-dawlad-deegaanka-soomaalida-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/12\/12\/madaxwayne-siilaanyo-oo-qaabiley-wefti-wasiiro-ah-oo-ka-socda-dawlad-deegaanka-soomaalida-itoobiya\/","title":{"rendered":"Madaxwayne Siilaanyo oo qaabiley Wefti wasiiro ah oo ka socda Dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu maanta Xafiiskiisa ku qaabiley Wefti wasiiro ah oo ka socda Dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo dalka ku sugnaa maalmahan.<\/p>\n<p>Isbarasho ka dib waxa halkaasi ka hadlay Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi oo weftiga uga mahadnaqay socdaalka ay ku joogaan Somaliland, ka xukuumad ahaana ay soo dhawaynayaan wasiirada iyo xidhiidhka wanaagsan ee ka dhexeeya labada dawladood ee jaarka wanaagsan iyo walaaltinimadu ka dhaxayso.<\/p>\n<p>Halka dhinaca weftigana uu u hadlay wasiirka Ganacsiga iyo Gaadhiidka DDSI Mudane Khadar Cabdi Ismaaciil oo isna ku hadlaayey afka weftiga uu hogaaninaayey ayaa ka mahadnaqay sida sharafta iyo karaamada leh ee Dawlad iyo shiciba loogu soo dhaweeyey Somaliland, waxaanu balan qaaday marka uu dalkii dib ugu noqdo in uu ka shaqayndoono sidii ay u dardar gelin lahaayeen isdhaafsiga ganacsiga labada dal oo markii hore u badnaa uun mid ka soo gala dhinaca itoobiya balse ay hada xooga saaridoonaan sidii ganacsiga Somaliland ee uu ugu horeeyo kalluunku u gaadhi lahaa dalka itoobiya, isaga oo madaxweynaha ku hambalyeeyey dedaalka iyo kartida ay ku dheehan tahay waayo aragnimadu ee aad ku hogaamisay dalka mudadii aad xilka haysay ayuu yidhi wasirku, waxanan kugu hambalyeynaynaa go\u2019aankii aad ka qaadatay markii aad sida geesinimada leh u buuxisay xilalkii ay ka tageen wasiiradii hore uga tegay xukuumada.<\/p>\n<p>Ugu danbayna waxa halkaas ka hadlay soona xidhay shirka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo oo weedho dhaxal gal ah ka jeediyey halkaas.<\/p>\n<p>Mudanayaal<\/p>\n<p>Ugu horreyn, waxaan idiinka mahadnaqayaa socdaalka aad ku timaadeen Somaliland, sharaf weyn bay ii tahay in aad booqasho iyo bariido iigu timaadeen xafiiskayga saaka.<\/p>\n<p>Mar labaad, waxaan idiinku hambalyeynayaa xuska maalinta qoomiyadaha Ethiopia ee aad jaaliyaddiina halkan ku dhaqan kala soo qayb-gasheen.<br \/>\nSidoo kale, waxaan idiinku bogaadinayaa nabadgelyada, horumarka iyo is-beddelka nololeed ee aad ka hirgaliseen Dawlad Deegaanka Is-maamulka Soomaalida Ethiopia oo dib u dhac xoog lihi ka muuqday xilligii hore.<br \/>\nArrintani waa mid aanu ku faraxsannahay, tusaale fiicanna u ah guud ahaan Qoomiyadda Soomaaliyeed ee ku kala nool Dallalka Geeska Africa.<\/p>\n<p>Mudanayaal<br \/>\nDawladda aan madaxda ka ahay waxa ka go&#8217;an in ay xoojiso xidhiidhka iyo wada-shaqaynta dalka aanu deriska nahay ee Ethiopia, gaar ahaan Dawlad Deegaanka is-maamulka Soomaalida Ethiopia ee aad ka tirsan tihiin.<\/p>\n<p>Haddaba, si aynu u xaqiijino is-kaashiga siyaasadeed, nabadgelyo iyo kan dhaqan-dhaqaale ee inaga dhaxeeya, waxa waajib ah in aynu xoojinno, isla markaana dhinac uga soo wada jeesanno meel marinta arrimahan hoos ku xusan:<\/p>\n<p>\u2022 Adkaynta Nabadgelyada Xuduudaha.<br \/>\n\u2022 La-dagaalanka Kooxaha Argagixisada.<br \/>\n\u2022 Is-dhaafsiga Xogaha Cadowga Nabadda.<br \/>\n\u2022 Isu-celinta Danbiilayaasha Labada Dal Ka Soo Firxada.<br \/>\n\u2022 Dhiiri-gelinta Ganacsiga iyo is-dhexgalka Bulshada.<\/p>\n<p>Ugu danbayn, waxaa bud-dhig iyo ballan inoo ah in aynu si wada jir ah uga wada shaqayno wada-jirka, walaalnimada iyo wada noolaanshaha bulsho weynta aynu madaxda u nahay.<\/p>\n<p>Mar kale waxaan jecelahay in aan idiin mahadnaqo, farriini waa qaan ee salaan iga gaadhsiiya Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Is-maamulka Soomaalida Ethiopia Mudane, Cabdi Maxamuud Cumar.<\/p>\n<p>Kulankan oo ujeedadiisu ahayd xoojinta xidhiidhka labada dhinac iyo isbarasho guud ayaa ku soo dhamaaday weji wanaagsan iyo Isfahan buuxa, iyadoo madaxweynuhu hadyad ka kooban Astaanta Qaranka Somaliland gudoonsiiyey weftiga oo uu hogaaminaayey Wasiirka Ganacsiga Dawlad deegaanka Soomaalidu.<\/p>\n<p>ALLAA MAHAD LEH<\/p>\n<p>Af-hayeenka Madaxweynaha JSL<br \/>\nXuseen Aadan Cige (Xuseen Deyr)<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/11204452_872592076187980_6084348373637410708_n.jpg\" rel=\"attachment wp-att-16196\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-16196\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/11204452_872592076187980_6084348373637410708_n.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"11204452_872592076187980_6084348373637410708_n\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/12227022_872592422854612_5981555451545109714_n.jpg\" rel=\"attachment wp-att-16197\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-16197\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/12227022_872592422854612_5981555451545109714_n.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"12227022_872592422854612_5981555451545109714_n\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/12249858_872592819521239_4936933498161508424_n.jpg\" rel=\"attachment wp-att-16198\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-16198\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/12249858_872592819521239_4936933498161508424_n.jpg?resize=696%2C537\" alt=\"12249858_872592819521239_4936933498161508424_n\" width=\"696\" height=\"537\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/12310517_872592626187925_4133110777709433782_n.jpg\" rel=\"attachment wp-att-16199\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-16199\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/12310517_872592626187925_4133110777709433782_n.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"12310517_872592626187925_4133110777709433782_n\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/12313886_872592596187928_1462730552860691833_n.jpg\" rel=\"attachment wp-att-16200\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-16200\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/12313886_872592596187928_1462730552860691833_n.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"12313886_872592596187928_1462730552860691833_n\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/12316528_872592259521295_645445808105452196_n.jpg\" rel=\"attachment wp-att-16201\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-16201\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/12316528_872592259521295_645445808105452196_n.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"12316528_872592259521295_645445808105452196_n\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/12316662_872592009521320_2232964500494742822_n.jpg\" rel=\"attachment wp-att-16202\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-16202\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/12316662_872592009521320_2232964500494742822_n.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"12316662_872592009521320_2232964500494742822_n\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/12321127_872592382854616_8123985577657552986_n.jpg\" rel=\"attachment wp-att-16203\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-16203\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/12321127_872592382854616_8123985577657552986_n.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"12321127_872592382854616_8123985577657552986_n\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/12341165_872592152854639_4793263050698456774_n.jpg\" rel=\"attachment wp-att-16204\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-16204\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/12341165_872592152854639_4793263050698456774_n.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"12341165_872592152854639_4793263050698456774_n\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/12341170_872592829521238_7192028917135670085_n.jpg\" rel=\"attachment wp-att-16205\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-16205\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/12341170_872592829521238_7192028917135670085_n.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"12341170_872592829521238_7192028917135670085_n\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/12341468_872592322854622_535320163072353263_n.jpg\" rel=\"attachment wp-att-16206\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-16206\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/12341468_872592322854622_535320163072353263_n.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"12341468_872592322854622_535320163072353263_n\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/12342277_872592696187918_8607888483694375097_n.jpg\" rel=\"attachment wp-att-16207\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-16207\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/12342277_872592696187918_8607888483694375097_n.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"12342277_872592696187918_8607888483694375097_n\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/12342426_872591952854659_8496361897858146368_n.jpg\" rel=\"attachment wp-att-16208\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-16208\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/12342426_872591952854659_8496361897858146368_n.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"12342426_872591952854659_8496361897858146368_n\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/12342511_872592142854640_4285396465784210285_n.jpg\" rel=\"attachment wp-att-16209\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-16209\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/12342511_872592142854640_4285396465784210285_n.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"12342511_872592142854640_4285396465784210285_n\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/12342665_872591959521325_2635639321908096578_n.jpg\" rel=\"attachment wp-att-16210\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-16210\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/12342665_872591959521325_2635639321908096578_n.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"12342665_872591959521325_2635639321908096578_n\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/12345398_872592256187962_5353370146308005215_n.jpg\" rel=\"attachment wp-att-16211\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-16211\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/12345398_872592256187962_5353370146308005215_n.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"12345398_872592256187962_5353370146308005215_n\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/12345561_872592359521285_7865919051694319151_n.jpg\" rel=\"attachment wp-att-16212\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-16212\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/12345561_872592359521285_7865919051694319151_n.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"12345561_872592359521285_7865919051694319151_n\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/12347848_872592502854604_2649890704202790381_n.jpg\" rel=\"attachment wp-att-16213\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-16213\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/12347848_872592502854604_2649890704202790381_n.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"12347848_872592502854604_2649890704202790381_n\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/12347925_872592499521271_3767689953579896096_n.jpg\" rel=\"attachment wp-att-16214\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-16214\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/12347925_872592499521271_3767689953579896096_n.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"12347925_872592499521271_3767689953579896096_n\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/12347976_872592156187972_9122614425923891597_n.jpg\" rel=\"attachment wp-att-16215\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-16215\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/12347976_872592156187972_9122614425923891597_n.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"12347976_872592156187972_9122614425923891597_n\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/12348012_872592786187909_5497583579137666525_n.jpg\" rel=\"attachment wp-att-16216\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-16216\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/12348012_872592786187909_5497583579137666525_n.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"12348012_872592786187909_5497583579137666525_n\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/12348077_872592559521265_5966386873465224409_n.jpg\" rel=\"attachment wp-att-16217\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-16217\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/12348077_872592559521265_5966386873465224409_n.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"12348077_872592559521265_5966386873465224409_n\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/12348107_872592492854605_234509262923545822_n.jpg\" rel=\"attachment wp-att-16218\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-16218\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/12348107_872592492854605_234509262923545822_n.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"12348107_872592492854605_234509262923545822_n\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/12373221_872592052854649_5573229757507587184_n.jpg\" rel=\"attachment wp-att-16219\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-16219\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/12373221_872592052854649_5573229757507587184_n.jpg?resize=696%2C574\" alt=\"12373221_872592052854649_5573229757507587184_n\" width=\"696\" height=\"574\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/12373270_872592236187964_5879359699575616220_n.jpg\" rel=\"attachment wp-att-16220\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-16220\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/12373270_872592236187964_5879359699575616220_n.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"12373270_872592236187964_5879359699575616220_n\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/12373378_872592046187983_7534486087153425970_n.jpg\" rel=\"attachment wp-att-16221\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-16221\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/12373378_872592046187983_7534486087153425970_n.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"12373378_872592046187983_7534486087153425970_n\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/12375957_872591949521326_152988360448909829_n.jpg\" rel=\"attachment wp-att-16222\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-16222\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/12375957_872591949521326_152988360448909829_n.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"12375957_872591949521326_152988360448909829_n\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/12376119_872592352854619_4661868985936467891_n.jpg\" rel=\"attachment wp-att-16223\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-16223\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/12376119_872592352854619_4661868985936467891_n.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"12376119_872592352854619_4661868985936467891_n\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/12376573_872592402854614_6382163849061935396_n.jpg\" rel=\"attachment wp-att-16224\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-16224\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/12376573_872592402854614_6382163849061935396_n.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"12376573_872592402854614_6382163849061935396_n\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu maanta Xafiiskiisa ku qaabiley Wefti wasiiro ah oo ka socda Dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo dalka ku sugnaa maalmahan. Isbarasho ka dib waxa halkaasi ka hadlay Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi oo weftiga uga mahadnaqay socdaalka ay ku joogaan Somaliland, ka xukuumad ahaana ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":16216,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-16195","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4dd","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16195","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16195"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16195\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16195"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16195"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16195"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}