{"id":16183,"date":"2015-12-12T16:35:52","date_gmt":"2015-12-12T16:35:52","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=16183"},"modified":"2015-12-12T16:35:52","modified_gmt":"2015-12-12T16:35:52","slug":"waraysi-ndb-hadduu-guulaysan-lahaa-somaliya-waan-midayn-lahaafowsiya-xaaji-aadan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/12\/12\/waraysi-ndb-hadduu-guulaysan-lahaa-somaliya-waan-midayn-lahaafowsiya-xaaji-aadan\/","title":{"rendered":"WARAYSI: \u201cNDB Hadduu Guulaysan Lahaa Somaliya Waan Midayn Lahaa\u201dFowsiya Xaaji Aadan"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)-Wasiirkii arimaha dibada ahna Raysal-wasaare ku xigeenkii Somaliya Xildhibaan Foosiye Yuusuf Xaaji Aadan horena u ahayd hoggaamiyihii urursiyaasadeedkii NDB ayaa ka hadashay qorshaha u dhignaa urur siyaaasadeedkeeda haddii uu ku guulaysan lahaa talada Dalka Somaliland,iyadoo sheegtay inay midayn lahayd.<\/p>\n<p>Foosiye Xaaji Aadan oo hadda xildhibaan ka ah baarlamaanka fadaralka Somaliya ayaa ka waramaysa heerka siyaasadeed ee ay gaadhay iyo waxa u suurtogaliyay inay xil sare ka qabato dawlada Somaliya.<\/p>\n<p>Waraysi dheer oo telefishanka Star TV la yeeshay Xildhibaan Foosiye Yuusuf Xaaji Aadan ayay kaga hadashay arimo badan oo Somaliland iyo Somaliya inteeda kaleba ku saabsan iyo talaabada xigta ee ay qaadayso .<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/OTToKR7Qgl0\" width=\"640\" height=\"390\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Desk<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)-Wasiirkii arimaha dibada ahna Raysal-wasaare ku xigeenkii Somaliya Xildhibaan Foosiye Yuusuf Xaaji Aadan horena u ahayd hoggaamiyihii urursiyaasadeedkii NDB ayaa ka hadashay qorshaha u dhignaa urur siyaaasadeedkeeda haddii uu ku guulaysan lahaa talada Dalka Somaliland,iyadoo sheegtay inay midayn lahayd. Foosiye Xaaji Aadan oo hadda xildhibaan ka ah baarlamaanka fadaralka Somaliya ayaa ka waramaysa heerka siyaasadeed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":16184,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-16183","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4d1","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16183","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16183"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16183\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16183"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16183"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16183"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}