{"id":16174,"date":"2015-12-12T14:53:16","date_gmt":"2015-12-12T14:53:16","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=16174"},"modified":"2015-12-12T14:53:16","modified_gmt":"2015-12-12T14:53:16","slug":"somaliya-oo-dalbatay-in-dib-loo-bilaabo-wada-hadalkii-somalilandsomalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/12\/12\/somaliya-oo-dalbatay-in-dib-loo-bilaabo-wada-hadalkii-somalilandsomalia\/","title":{"rendered":"Somaliya oo Dalbatay in Dib loo Bilaabo Wada Hadalkii Somaliland\/Somalia"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)-Dawlada Somaliya ayaa mar kale ku baaqday in dib loo furo wada hadalkii u dhexeeyay Somaliland iyo Somaliya.<\/p>\n<div id=\"attachment_22900\" class=\"wp-caption aligncenter\">Raysal-wasaare ku xigeenka Somaliya Maxamed Cumar Carte ayaa sheegay inay mihiim tahay isku tanaasul,waxaanu sheegay<\/div>\n<p>\u201cHaddaan la isu tanaasulin oo aan la kala roonaan, roob ma da\u2019o, waa in la kala roonaado, oo la isku dayo sidii la isugu tanaasuli lahaa, hadii qofkan qaldan yahay inaad si wanaagsan u sixi kartid baa la rabaa, xaqa iyo waajibaadkana waxaa horeeya waajibaadka\u201dayuu yidhi Maxamed Cuimar Carte oo ku sugan dalka Switzerland<\/p>\n<p>Raysal wasaare xigeenka Somaliya waxa uu sheegay inay mihiim tahay in si dhakhso ah loo bilaabo wada hadalka Somaliland iyo Somaliya<\/p>\n<p>\u201cHadii wada hadalka Soomaaliya iyo Somaliland aanu bilaabmin waxay noqoneysaa inuu xaalku halkii un uu taagnaado,dhibteeda leedahay, xalku waxaa uu ku jiraa in wada hadalku bilowdo, markaas ayay dib u heshiisiin imaan kartaa\u201dayuu yidhi Maxamed Cumar Carte Qaalib<\/p>\n<p>Wada hadalka Somaliland iyo Somaliya oo soo bilaabmay sannadkii 2012,kii ayuu wali hakad ku jiraa ,iyadoo dhanba dhanka kale ku eedaynayo inuu halkadku dhankooda ku yimid.<\/p>\n<p>Waxana hore u fashilmay guddiyo ka kala socday Somaliland iyo Somaliya oo ku kulmay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga,kadib markii Somaliland ka biyo-diiday guddiga matalayay dhinaca Koonfurta Somaliya oo intooda badan lagu eedeeyay inay ka soo jeedaan Somaliland.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Desk<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)-Dawlada Somaliya ayaa mar kale ku baaqday in dib loo furo wada hadalkii u dhexeeyay Somaliland iyo Somaliya. Raysal-wasaare ku xigeenka Somaliya Maxamed Cumar Carte ayaa sheegay inay mihiim tahay isku tanaasul,waxaanu sheegay \u201cHaddaan la isu tanaasulin oo aan la kala roonaan, roob ma da\u2019o, waa in la kala roonaado, oo la isku dayo sidii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":16175,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-16174","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4cS","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16174","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16174"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16174\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16174"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16174"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16174"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}