{"id":16164,"date":"2015-12-11T16:47:41","date_gmt":"2015-12-11T16:47:41","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=16164"},"modified":"2015-12-11T16:47:41","modified_gmt":"2015-12-11T16:47:41","slug":"mucaaradka-dalka-suuriya-oo-shuruud-ku-xiray-wadahadallada-ay-la-galaan-bashar-al-assad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/12\/11\/mucaaradka-dalka-suuriya-oo-shuruud-ku-xiray-wadahadallada-ay-la-galaan-bashar-al-assad\/","title":{"rendered":"Mucaaradka dalka Suuriya oo Shuruud ku xiray Wadahadallada ay la galaan Bashar Al-Assad"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News Network &#8212;-Mucaaradka kasoo horjeeda xukuuumadda Suuriya ayaa shir ay ku yeesheen Saudi Arabia waxay kasoo saareen qodobo ay sheegeen in la fuliyo ka hor inta aanay wadahadallo la furin xukuumadda uu hoggaaminayo Bashar Al-Assad.<br \/>\nWarbixin ay soo saareen mucaaradka ayay waxay ku baaqeen in waddanka laga sameeyo maamul cusub oo sal-ballaaran, isla markaana dimuqraaddi ah. Waxay intaa ku dareen in madaxweyne Al-Assad iyo ragga ku xeeran aanay fursad uga bannaaneyn maamulkaasi cusub.<br \/>\nSidoo kale, kala qeybsanaan kulanka ayaa ka jirtay shirka ay mucaaradka dalka Suuriya ku yeesheen Saudi Arabia, iyadoo ururka Axrar Al-Shaam oo ah kan ugu weyn mucaaradka Suuriya uu ku hanjabay inuu shirka isaga baxayo.<br \/>\nUrurka Axrar Al-Shaam ayaa sababta uu shirka uga baxayo ku sheegay in qaar ka mid ah ragga hoggaanka u hayay shirka ay xiriir la leeyihiin maamulka Assad, taasoo ay sheegeen inay ahayd tallaabo xad-gudub ah.<br \/>\nDhanka kale, Mas\u2019uuliyiin ka tirsan xukuumadda Washington ayaa sheegay in Muwaffaq Mustafa Mohammed al-Karmoush oo sidoo kale loo yaqaanno Abu Salah iyo laba sarkaal oo ka tirsan ururka isku magacaabay Khilaafada Islaamka, lagu dilay duqeyn ka dhacday gudaha Suuriya.<br \/>\nUgu dambeyn, Abu Salah ayaa ururkaas u qaabilsanaa dhanka Maaliyadda iyo bixinta kharashaadka dagaal-yahannada ururkaasi ku xiran ee jooga daafaha caalamka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News Network &#8212;-Mucaaradka kasoo horjeeda xukuuumadda Suuriya ayaa shir ay ku yeesheen Saudi Arabia waxay kasoo saareen qodobo ay sheegeen in la fuliyo ka hor inta aanay wadahadallo la furin xukuumadda uu hoggaaminayo Bashar Al-Assad. Warbixin ay soo saareen mucaaradka ayay waxay ku baaqeen in waddanka laga sameeyo maamul cusub oo sal-ballaaran, isla markaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":16165,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-16164","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4cI","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16164","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16164"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16164\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16164"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16164"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16164"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}