{"id":16153,"date":"2015-12-11T16:21:33","date_gmt":"2015-12-11T16:21:33","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=16153"},"modified":"2015-12-11T16:21:33","modified_gmt":"2015-12-11T16:21:33","slug":"wasiirka-arimaha-dibada-somalilnad-iyo-gudoomiyaha-xisbiga-mucaaridka-ah-ee-wadani-oo-la-filayo-in-ay-goordhaw-ku-soo-guryo-noqdaan-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/12\/11\/wasiirka-arimaha-dibada-somalilnad-iyo-gudoomiyaha-xisbiga-mucaaridka-ah-ee-wadani-oo-la-filayo-in-ay-goordhaw-ku-soo-guryo-noqdaan-dalka\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arimaha Dibada Somalilnad Iyo Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Wadani Oo La Filayo In Ay Goordhaw Ku Soo Guryo Noqdaan Dalka."},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyo News Network)-Wasiirka Arimaha Dibada Somalilnad Iyo<br \/>\nGudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Wadani Oo La Filayo In Ay Goordhaw<br \/>\nKu Soo Guryo Noqdaan Dalka.<\/p>\n<p>IMG_C64158-48B858-3503F4-CD9DBC-6042D3-14334A_Fotor_Cjjjollage<\/p>\n<p>Cabdiraxman Cirro Iyo Sacad Cali Shire Oo La Filayo Inay Goordhow<br \/>\nDalka Ku Soo Guryo Noqdaan + Iyo U Jeedada Socdaal Ay Ku Wada<br \/>\nJoogaan Adiss Ababa<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Ahna Gudoomiyaha Xisbiga<br \/>\nMucaaradka Ah Ee Waddani Cabdiraxman Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo<br \/>\nWasiirka Wasaaradda Arimaha Dibada Dr. Sacad Cali shire ayaa la filayaa inay<br \/>\nMaanta oo jimce ah Dalka ku soo Guryo noqdaan wadanka oo ay hada ku wada<br \/>\nsugan yihiin Magaalada Adiss Ababa ee dalka Itoobiya oo ay ku wada kulmiyeen<br \/>\nisagoo Wasiirka arimaha dibadu ka soo duulay Magaalada Nayroobi ee Dalka Kenya<\/p>\n<p>Labada Masuul ayaa lagu wadaa in midkastaaba Dhankiisa La hadlo War-baahinta<br \/>\nka dib markay soo gaadhaan Madaarka Cigaal Ee Magaalada Hargeysa<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyo News Network)-Wasiirka Arimaha Dibada Somalilnad Iyo Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Wadani Oo La Filayo In Ay Goordhaw Ku Soo Guryo Noqdaan Dalka. IMG_C64158-48B858-3503F4-CD9DBC-6042D3-14334A_Fotor_Cjjjollage Cabdiraxman Cirro Iyo Sacad Cali Shire Oo La Filayo Inay Goordhow Dalka Ku Soo Guryo Noqdaan + Iyo U Jeedada Socdaal Ay Ku Wada Joogaan Adiss Ababa Gudoomiyaha Golaha Wakiilada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":16158,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-16153","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4cx","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16153","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16153"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16153\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16153"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16153"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16153"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}