{"id":16106,"date":"2015-12-09T18:10:10","date_gmt":"2015-12-09T18:10:10","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=16106"},"modified":"2015-12-09T18:10:10","modified_gmt":"2015-12-09T18:10:10","slug":"maamulka-puntland-oo-fariin-hanjabaad-ah-u-diray-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/12\/09\/maamulka-puntland-oo-fariin-hanjabaad-ah-u-diray-somaliland\/","title":{"rendered":"Maamulka Puntland oo Fariin Hanjabaad ah u Diray Somaliland"},"content":{"rendered":"<p>Garowe(AN)-Maamulka Somaliyeed ee Puntland ayaa ka hadlay hawlaha shidaal qodis ee Somaliland ka waddo deegaanno ka tirsan gobolka Sool.<\/p>\n<p>Wasiirka warfaafinta Maamulka Puntland Maxamuud Xassan Soocadde oo u waramay idaacadda BBC-da ayaa sheegay in Somaliland ay shirkado shisheeye la gashay heshiisyo lagu sahaminayo shidaalka deegaannada gobolka Sool,isagoo sheegay inaanay wali Somaliland helin aqoonsi awood u siinaya inay baadho ama dalkeeda kala soo baxdo shidaal.<\/p>\n<p>Wasiirka warfafinta Maamulka Puntland waxa uu ka digay waxa uu ugu yeedhay qalalaase ka dhaca deegaanka Sool,isagoo sheegay in deegaannada ay hawsha ka waddo Somaliland ka tirsanyihiin maamulka Puntland.<\/p>\n<p>Wasiirkan ka tirsan Maamulka Puntland waxa uu fariin u diray beesha caalamka isagoo sheegay in kooxo ajanabi ahi baadhitaan shidaal ka waddaan gobolka Sool,isagoo ku hanjabay inaanay masuul ka noqon doonin wixii la soo gudboonaada\u00a0 shaqaalah shidaal baadhista.<\/p>\n<p>Halkan ka daawo wasiirka arimaha gudaha Maamulka Puntland oo isaguna ka hadlay shidaal baadhista Somaliland ka waddo gobolka Sool.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/yBWcLBSsaDE\" width=\"640\" height=\"390\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garowe(AN)-Maamulka Somaliyeed ee Puntland ayaa ka hadlay hawlaha shidaal qodis ee Somaliland ka waddo deegaanno ka tirsan gobolka Sool. Wasiirka warfaafinta Maamulka Puntland Maxamuud Xassan Soocadde oo u waramay idaacadda BBC-da ayaa sheegay in Somaliland ay shirkado shisheeye la gashay heshiisyo lagu sahaminayo shidaalka deegaannada gobolka Sool,isagoo sheegay inaanay wali Somaliland helin aqoonsi awood u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":16107,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-16106","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4bM","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16106","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16106"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16106\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16106"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16106"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16106"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}