{"id":16104,"date":"2015-12-09T18:00:50","date_gmt":"2015-12-09T18:00:50","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=16104"},"modified":"2015-12-09T18:00:50","modified_gmt":"2015-12-09T18:00:50","slug":"maamul-xumo-ku-habsatay-magaalada-arabsiyo-iswaydiinaysa-bulshada-iyo-moganaanta-wasaarada-arimaha-gudaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/12\/09\/maamul-xumo-ku-habsatay-magaalada-arabsiyo-iswaydiinaysa-bulshada-iyo-moganaanta-wasaarada-arimaha-gudaha\/","title":{"rendered":"Maamul Xumo Ku Habsatay Magaalada Arabsiyo + Iswaydiinaysa  Bulshada iyo moganaanta Wasaarada Arimaha Gudaha"},"content":{"rendered":"<p>Gabiley(AN)Maamul Xumo Ku Habsatay Magaalada Arabsiyo Oo Ka Tirsan isla Gobolkani Gabailey Iyadoo ay shacabka Magaalada Arabsiyo Baahi ay U Qabaan wax ka qabashada Arimaha Bulshadasida Nadaafada Caafimadka Iyo Adeegyada Arimaha Bulshada Qaybohooda kala Duwan Ee ay Qabtan maamulada Dagmoyinku<\/p>\n<p>Tan Iyo Markii ay Talada Dalka Qabsatay Xukuumada Uu Hogaamiyo Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud(Siilanyo) ayaa Magaalada Arabsiyo Waxa Ku Habsatay Maamul Xumo Baahsan islamarkaasina Habayaraate ay Bulshadu Reer Arabsiyo Ku Hungawday Hormarkii ay islahaayen Wuu Ka Tisqaadi Doona magaalada Arabsiyo<br \/>\nBalse Taasi ayaa waxa Sabab U Ah In Magaalada Arbsiyo ay Noqoto Dagmada Ugu Ayaanka Daran Ee Gabi ahaanba Ka Madhan Hormarka ay Xukuumadu sheegato in ay ka Wado Gobolada Dalka, Waxana Loo Aaneya Dib U Dhacasi Ka Jira Magaalada Arabsiyo Maamul Xumada Ka Jir Dagmadsi<br \/>\nIyagoo Bulshada Reer Arabsiyo ay Marar Badan Sida Fiinta Uga Qayliyen Maamul Xumadan Ku Habsatay Balse Xukuumada Iyo Wasaarada Arimaha Gudaha somaliland ayaan Dhag Jalaq U siinin Qaylo dhaanta Kasoo Yeedhaysa Bulshada Reer Arabsiyo Waxayna Midaasi Quus Ku Abuurtay Bulshada Reer Arabsiya<br \/>\nWaxana inta Badan Dadku is Waydiiyan Sababta ay Xukuumadu Talaabo ay Uga Qaadi Wayday Xaaladan Adag Ee Ku Habsatay<br \/>\nMaadaama Dagmoyinka Intooda Kale Ay Xukuumadu Ka Badashay Maamulada Sidani Oo Kale ah islamarkaasina ay markaba xukuumadu ka Dareen Celiso Codsiyada uga Yimaada Bulshoyinka kala Duwan Ee Ku DhaqanDagmoyinka Gabolka gabiley Oo ay Ka Mid ahaayen Gabiley Allaybaday Agabar Geedbalaadh Islamarkasina ay Ugu Danbaysay Tii Dagmada Togwajaale Balse waa Godob Gaar ah Waxa Maamul Xumadani ay Ugu Aamusen Cod ay Dirayaan Dadwaynaha Magaalada Arabsiyo Balse Su aasha Iswaydiinta Leh ayaa ah Cadaawada Intaasi Leeg Ee Ay Xukuumada iyo Wasaarada arimaha guduhu U Qabto Ee Ay Iga Soo Jawaabi laayihiin Codsiga Bulshada Reer Arabsiyo<\/p>\n<p>isku soo wada Duubo Arintasi Ayaa Noqonaysa Mid Ay Bulshada Ku Dhaqan magaalada Arabsiyo Siwayn Uga Qayliyeen Balse ay Xukuumada iyo Wasaarada Arimaha Guduhu ay Indhaha Ka laliyen Qaylo dhaanta Uga Timaad Bulshada Reer Arabsiyo Balse ilaa Iyo Hada waxay Bulshadu Iswaydiinaysa Cadaawada Intaasi Leeg Ee Ay Xukuumada Somaliland IIYo Wasaarada arimaha guduhu U Qabto Ee Ay Iga Soo Jawaabi laayihiin Codsiga Dadwaynaha Reer Arabsiyo<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/arabsyonews.com\/\" target=\"_blank\" rel=\"nofollow\">Arabsyonews.com<\/a><br \/>\nOffice Gabiley<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gabiley(AN)Maamul Xumo Ku Habsatay Magaalada Arabsiyo Oo Ka Tirsan isla Gobolkani Gabailey Iyadoo ay shacabka Magaalada Arabsiyo Baahi ay U Qabaan wax ka qabashada Arimaha Bulshadasida Nadaafada Caafimadka Iyo Adeegyada Arimaha Bulshada Qaybohooda kala Duwan Ee ay Qabtan maamulada Dagmoyinku Tan Iyo Markii ay Talada Dalka Qabsatay Xukuumada Uu Hogaamiyo Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud(Siilanyo) ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1496,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-16104","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4bK","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16104","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16104"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16104\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16104"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16104"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16104"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}