{"id":16098,"date":"2015-12-09T16:45:31","date_gmt":"2015-12-09T16:45:31","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=16098"},"modified":"2015-12-09T16:45:31","modified_gmt":"2015-12-09T16:45:31","slug":"dadweynaha-xaafada-new-hargeysa-oo-saaka-dirqi-kaga-riday-xabaalo-uu-iibiyey-maayar-ku-xigeenka-caasimada-hargeysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/12\/09\/dadweynaha-xaafada-new-hargeysa-oo-saaka-dirqi-kaga-riday-xabaalo-uu-iibiyey-maayar-ku-xigeenka-caasimada-hargeysa\/","title":{"rendered":"Dadweynaha Xaafada New Hargeysa Oo Saaka Dirqi Kaga Riday Xabaalo Uu Iibiyey Maayar ku-xigeenka Caasimada Hargeysa"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN)-Dadweynaha Xaafada New Hargeysa ayaa maalmahanba difaac adag ugu jiray sidii ay u badbaadin lahaayeen xabaalo ku yaala agagaarka waaxda Macalin Haaruun oo uu faasaxay Maayar Ku-xigeenka Caasimada Hargesa Mudane Cabdicasiis Maxamed Xaashi oo sii haya xilka Gudoominta Golaha Deegaanka Caasimada ka dib markii Duqa Caasimadu socdaal ugu baxay dalka Itoobiya<br \/>\nDadweynaha Xaafadan New Hargeysa oo maalmihii u danbeeyeyba fariimo culus warbaahinta madaxa bamaan u marinaayey. Golaha Deegaanka Caasimada iyo guud ahaanba Bulshada Somaliland<br \/>\nTaas oo ay kaga digaayeen dhibaatada ka dhalan karta hadii la isku dayo in cid laga iibiyo xabaalaha ay ku aasan yihiin dadkoodii geeriyooday ee ay ehelka ahaayeen<br \/>\nDadweynaha Xaafadan ayaa eeda arintan waxa ay dusha usaareen Maayar Kuxigeenka Caasimad Hargeysa Cabdicasiis Cagaweyne oo ay tilmaameen inuu kasii faaidaysanaayo waqtiga yar ee uu Maayarka Caasimadu dalka ka maqanyey<br \/>\nDadweynaha xaafadan oo aad uga gadooday markii ay arkeen iyadoo cagaf la galiyey xabaalihii ayaa waxa isla markiiba abaabuleen sidii ay uga dhicin lahaayeen Maayar Kuxigeenka Xabaalahan uu iibsaday iyadoo ay baabuur saareen Sameecado taas oo ay isku gaadhsiinaayeen sidii ay u badbaadin lahaayeen Xabaalahan ,<br \/>\nDhinaca kale ayaa Dadweynaha xaafadan oo maalmihii ugu danbeeyeyba iska uruurinaayey kharashka deyr weyn oo lagu wareejinaayo Xabaalahan ayaa ku guulaystay manta inay bilaabaan seeskiisa iyadoo markii ay bilaabeen seeskii Deyrka Xabaalaha uu soo weeraray Maayar kuxigeenka Caasimada oo wata Askar tiro badan si looga joojiyo Deyrkan Xabaalaha uu iibinaayey taas oo kacdoon iyo cadho horle ka abuurtay goobta<br \/>\nGabagabadiina waxa goobta yimi Taliyaha Guud ee Ciidamada Booliska Somaliland iyo Wasiir Kuxigeenka Amniga ee Wasaarada Arimaha Gudaha<br \/>\nKu waasoo u fasaxay Dadweynaha Xaafada inay Xabaalaha Deyrka ku wareejiyaan iyagoo isla markaasina layaabay masuuliyiintii dawlada hoose ee la safnaa Maayar kuxigeenkan iibiyey Xabaalaha<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Desk<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN)-Dadweynaha Xaafada New Hargeysa ayaa maalmahanba difaac adag ugu jiray sidii ay u badbaadin lahaayeen xabaalo ku yaala agagaarka waaxda Macalin Haaruun oo uu faasaxay Maayar Ku-xigeenka Caasimada Hargesa Mudane Cabdicasiis Maxamed Xaashi oo sii haya xilka Gudoominta Golaha Deegaanka Caasimada ka dib markii Duqa Caasimadu socdaal ugu baxay dalka Itoobiya Dadweynaha Xaafadan New Hargeysa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":16099,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-16098","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4bE","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16098","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16098"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16098\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16098"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16098"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16098"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}