{"id":16043,"date":"2015-12-07T17:31:54","date_gmt":"2015-12-07T17:31:54","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=16043"},"modified":"2015-12-07T17:31:54","modified_gmt":"2015-12-07T17:31:54","slug":"boobe-ina-yuusufoow-afkaad-shalay-ku-amaanaysay-madaxweyne-siilaanyo-iyo-xukuumadiisa-maanta-noogu-caayi-maysid","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/12\/07\/boobe-ina-yuusufoow-afkaad-shalay-ku-amaanaysay-madaxweyne-siilaanyo-iyo-xukuumadiisa-maanta-noogu-caayi-maysid\/","title":{"rendered":"Boobe Ina Yuusufoow Afkaad Shalay Ku Amaanaysay Madaxweyne Siilaanyo Iyo Xukuumadiisa Maanta Noogu Caayi Maysid."},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Boobe Yuusuf Ducaale\u00a0 waxaa uu Madaxweyne Digreeto\u00a0 Madaxweyne ku magacaabay\u00a0 Bishii March ee saandkii 2012 uu Boobe Yuusuf Ducaale u Magacabay Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Somaliland mudo markii uu xilkaasi hayey\u00a0 Madaxweynuhu wuxu gartay sida dabci xileedka qaranku yahay dastuurkuna faraayo inuu xilka ka qaado\u00a0 Bishii 29 August 2012, boobe waxaa uu aad uga cadhooday\u00a0 xil ka qaadistiisa, waxaana uu miciinsaday inuu been abuur ka sameeyo madaxdii qaranka ee wakhtigaasi joogtay oo qaarkood uu kusoo eedeeyey inay\u00a0 cajalado ka duubeen se arintaasina \u00a0ay beenowday ka dib\u00a0 markii dadkii uu makhraatiyada gashaday isagu ay sheegeen inaan arinta boobe waxba ka jirin,<\/p>\n<\/div>\n<p>Booobe waxaan leeyahay\u00a0 maalintii aad xukuumada Siilaanyo ka mid ahayd waadigii amaanaayey\u00a0 meelkasta lahaa xukuumada amaan bay mudan tahay,\u00a0 xilka qaranka ayaa ah qori isu dhiib\u00a0 Madaxwynenuhuna xaqbuu u leeyahay inuu hadba cida uu doonayo u igmado, balse cadhadii aad ka qaaday xil ka qaadistaadii waa mid saamayn ku yeelatay shikhsiyadaada waayo kursiga labaad dhalan ee maalinbaad timi maalina waad ka tagi lahayd maaha inaad habeen iyo maalinba canbaar warbaahinta ula soo fadhiisato xukuumadii aad shalay ka midka ahayd.<\/p>\n<p>Dhaqan iyo siyaasad midna maaha inaad aflagaadayso hogaamiye aad shalay la shaqaynaysay\u00a0 oo aad ku amaanaysay markii aad wasiirak ahayd oo aad ka difaacaysay weedhaha uga yimaada mucaaridka, basle waa ayaan daro inaad markii aad xayndaabka xukuumigaa ka baxday aad soo caydo, waxaana ay ka mid tahay dhaqan xumada aad kusoo kordhisay siyaasada, miyaanad ogayn inuu siilaanyo siyaasi kaa dhigay iyadoo islaantaadu siyaasada kaa mabnuucday sida aad adigu sheegtay.<\/p>\n<p>Tan iyo maalintii xilka laga qaaday Boobe Yuusuf Ducaale wuxuu\u00a0 caadaystay aflagaado aan kala joogsi lahayn taasi oo uu qoraal iyo muuqaalka kusoo baahiyo , waxaana uu caan ku noqday\u00a0 dhaliilaha dawladii uu shalay ka midka ahaa iyo cayda Madaxweynaha Qaranka, isagoo adeegada erayo iyo hadalo aan saxaafada ku fiicnayn in qof Madaxa ama siyaasiya loo mariyo,\u00a0 sidoo kale waxaa uu soo qoraa\u00a0 kuna hadlaa eryo aanay banaanayn adeegsigoodu kana baxsan\u00a0 hab nimaadeedka siyaasada mucaaridada ah taasina waxay makhraati u tahay aqoon la,aanta haysata\u00a0 Boobe iyadoo marag ma doon tahay\u00a0 Saddex sano oo laga joogo xil ka qaadistiisii inaanay wali cadhadii ka bi,in ee la miir doorsan yahay.<\/p>\n<p>Waxaan leeyahay Cabdiraxmaan\u00a0 Yusuf Ducale oo ku magic dheer Boobe\u00a0 adoo siyaasada 2012 uu Madaxweyne siilaanyo kusoo geliyey kuguna sharfay Xil qaran hadii aad waajibaadkaagii kasoo bixi waday oo xilkii qaranka lagaa qaaday waa kuu sumcad xumo waana kuu abaal daro Hogaamiyihii qaranka\u00a0 iyadoo la oga\u00a0 wixi markii aad xilka ka tagtay ku samaysay hadana inaad ugu darto cay iyo aflagado aan kala joogsi lahayn oo aad habeen iyo maalinba lasoo taagan tahay\u00a0 Warbaahinta\u00a0 kala duwan .<\/p>\n<p><b>Cali Xasan<\/b><\/p>\n<p><a href=\"mailto:calixasan806@gmail.com\">calixasan806@gmail.com<\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Boobe Yuusuf Ducaale\u00a0 waxaa uu Madaxweyne Digreeto\u00a0 Madaxweyne ku magacaabay\u00a0 Bishii March ee saandkii 2012 uu Boobe Yuusuf Ducaale u Magacabay Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Somaliland mudo markii uu xilkaasi hayey\u00a0 Madaxweynuhu wuxu gartay sida dabci xileedka qaranku yahay dastuurkuna faraayo inuu xilka ka qaado\u00a0 Bishii 29 August 2012, boobe waxaa uu aad uga cadhooday\u00a0 xil [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":16044,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-16043","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4aL","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16043","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16043"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16043\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16043"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16043"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16043"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}