{"id":16010,"date":"2015-12-07T15:27:58","date_gmt":"2015-12-07T15:27:58","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=16010"},"modified":"2015-12-07T15:27:58","modified_gmt":"2015-12-07T15:27:58","slug":"gudoomiyaha-golaha-guurtida-sland-oo-magacaabay-xoghayaha-golahaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/12\/07\/gudoomiyaha-golaha-guurtida-sland-oo-magacaabay-xoghayaha-golahaas\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha Golaha Guurtida S\/land oo magacaabay Xoghayaha Golahaas"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN)Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa magacaabay xoghayaha golaha guurtida kadib markii xoghayihii hore mr Cabdillaahi-dheere loo magacaabay \u00a0wasaaradda waxbarashada Somaliland.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha guurtida Somaliland ayaa xoghayaha guurtida u magacaabay Cabdinaasir Aadan Beegsi oo lagu sheegay inuu yahay masuul aqoon u leh xilka loo magacaabay ee guurtida<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/sax.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-16011\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/sax.jpg?resize=419%2C623\" alt=\"sax\" width=\"419\" height=\"623\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN)Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa magacaabay xoghayaha golaha guurtida kadib markii xoghayihii hore mr Cabdillaahi-dheere loo magacaabay \u00a0wasaaradda waxbarashada Somaliland. Guddoomiyaha guurtida Somaliland ayaa xoghayaha guurtida u magacaabay Cabdinaasir Aadan Beegsi oo lagu sheegay inuu yahay masuul aqoon u leh xilka loo magacaabay ee guurtida &nbsp;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":16011,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-16010","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4ae","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16010","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16010"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16010\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16010"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16010"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16010"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}