{"id":15955,"date":"2015-12-05T07:42:53","date_gmt":"2015-12-05T07:42:53","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=15955"},"modified":"2015-12-05T07:42:53","modified_gmt":"2015-12-05T07:42:53","slug":"ciidamada-turkiga-oo-ciraaq-gudaha-u-galay-iyo-dareenada-ku-xeeran-degaanada-ay-mamulaan-kurdiyiintu","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/12\/05\/ciidamada-turkiga-oo-ciraaq-gudaha-u-galay-iyo-dareenada-ku-xeeran-degaanada-ay-mamulaan-kurdiyiintu\/","title":{"rendered":"Ciidamada Turkiga oo Ciraaq gudaha u galay iyo dareenada ku xeeran degaanada ay mamulaan kurdiyiintu"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Turkiga ayaa boqollaal ka mid ah ciidamadiisa oo taangiyo ay wehliyaan u tallaabay dhanka dalka Ciraaq, gaar ahaan deegaanada ay maamulaan Kurdiyiinta.<\/p>\n<p>Waxaa la sheegayaa inay halkaasi u joogaan sidii ay u tababari lahaayeen xoogagga kurdiyiinta Peshmerga ee dagaalka kula jira daacish.<\/p>\n<p>Laakiin xukuumadda baqdaad ayaa tallaabadaasi ka carootay, waxayna ku tilmaamtay weerar aan la fasixin.<\/p>\n<p>Mareykanka dhankiisa waxa uu sheegayaa in tallaabada ay ciidamada Turkiga kaga gudbeen xuduudda Ciraaq aysan qeyb ka ahayn howlgalka uu Mareykanka hogaaminaayo.<\/p>\n<p>Turkiga waxa ay xiriir aad u dhow la wadaagtaan Kurdiyiinta Ciraaq, inkastoo kuwa Suuriya ay u aragto cadow.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Turkiga ayaa boqollaal ka mid ah ciidamadiisa oo taangiyo ay wehliyaan u tallaabay dhanka dalka Ciraaq, gaar ahaan deegaanada ay maamulaan Kurdiyiinta. Waxaa la sheegayaa inay halkaasi u joogaan sidii ay u tababari lahaayeen xoogagga kurdiyiinta Peshmerga ee dagaalka kula jira daacish. Laakiin xukuumadda baqdaad ayaa tallaabadaasi ka carootay, waxayna ku tilmaamtay weerar aan la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":15956,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-15955","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-49l","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15955","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15955"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15955\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15955"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15955"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15955"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}