{"id":15909,"date":"2015-12-03T13:06:52","date_gmt":"2015-12-03T13:06:52","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=15909"},"modified":"2015-12-03T13:06:52","modified_gmt":"2015-12-03T13:06:52","slug":"puntland-iyo-galmudug-oo-heshiiskii-xabadjoojinta-ay-ka-gaadheen-burburiyay-kadib-dagaalo-dib-uga-curtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/12\/03\/puntland-iyo-galmudug-oo-heshiiskii-xabadjoojinta-ay-ka-gaadheen-burburiyay-kadib-dagaalo-dib-uga-curtay\/","title":{"rendered":"Puntland iyo Galmudug oo Heshiiskii Xabadjoojinta ay ka Gaadheen Burburiyay Kadib Dagaalo Dib Uga curtay"},"content":{"rendered":"<p>Puntland(AN)-Ayadoo shalay magaalada Gaalkacyo ay heshiis ku kala sixiixdeen madaxda dowlad goboleedyada Puntland iyo Galmudug islamarkaana ay warbaahinta ka sheegeen in ay xal ka gaareen dagaalladii dhacay, shacabkana ugu baaqeen in ay guryahooda dib ugu soo laabtaan ayaa waxaa goordhow uu dagaal xooggan ka qarxay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Dagaalkan oo ah mid aad u xooggan ayay labada dhinac isu adeegsanayaan hubka noocyadiisa kala duwan, ayadoo dadka qaar ee degan xaafadaha magaalada Gaalkacyo ay lasoo darastay xaalad adag.<\/p>\n<p>Goobjooge ku sugan Gaalkacyo oo La Hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in dagaalku yahay mid aad u xooggan oo ay dhiancyadu isu adeegsanayaan madaafiic.<\/p>\n<p>&#8220;Dagaal aad u culus ayaa socda, madaafiicdu waxay ku hoobanayaan<\/p>\n<p>xaafadaha magaalada, dagaalkuna waa uu socdaa, xaaladduna way kacsantahay,&#8221; sidaa waxaa yiri Maxa&#8217;ed Cali Siyaad oo kamid ah wariyeyaasha ka howlgala magaalada Gaalkacyo oo aan qadka teleefonka kula xiriirnay.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa dhabar jab ku noqoneeysa waanwaantii nabadeed ee ay hormuudka ka ahaayeen madaxda dowladda Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada dalka ka jira.<\/p>\n<p>Raysul wasaaraha dalka, Madaxweeyneyaasha dowlad goboleedyadii nabadeynta u tagay Gaalkacyo iyo masuuliyiintii kale ayaa weli ku sugan magaalada Gaalkacyo oo uu imika ka socdo dagaalk<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Puntland(AN)-Ayadoo shalay magaalada Gaalkacyo ay heshiis ku kala sixiixdeen madaxda dowlad goboleedyada Puntland iyo Galmudug islamarkaana ay warbaahinta ka sheegeen in ay xal ka gaareen dagaalladii dhacay, shacabkana ugu baaqeen in ay guryahooda dib ugu soo laabtaan ayaa waxaa goordhow uu dagaal xooggan ka qarxay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Dagaalkan oo ah mid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":15910,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-15909","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-48B","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15909","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15909"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15909\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15909"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15909"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15909"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}