{"id":15853,"date":"2015-11-29T16:13:23","date_gmt":"2015-11-29T16:13:23","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=15853"},"modified":"2015-11-29T16:13:23","modified_gmt":"2015-11-29T16:13:23","slug":"daawo-maamulka-jamacada-gabiley-oo-shaaciyay-barnaamuj-cusub-oo-lagu-tobobaaarayo-ardayda-dhigata-kuliyada-ictda-oo-lagu-soo-kordhiyay-jamacada-timcade-ee-magalada-gabiley","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/11\/29\/daawo-maamulka-jamacada-gabiley-oo-shaaciyay-barnaamuj-cusub-oo-lagu-tobobaaarayo-ardayda-dhigata-kuliyada-ictda-oo-lagu-soo-kordhiyay-jamacada-timcade-ee-magalada-gabiley\/","title":{"rendered":"Daawo Maamulka Jamacada Gabiley oo Shaaciyay Barnaamuj Cusub oo Lagu  Tobobaaarayo Ardayda Dhigata Kuliyada  ictda  oo Lagu Soo Kordhiyay Jamacada Timcade ee Magalada Gabiley"},"content":{"rendered":"<p>Gabiley(AN)Maamulka Jamacada Gabiley Ayaa\u00a0 Shaaciyay Barnaamuj Cusub oo Lagu\u00a0 Tobobaaarayo Ardayda Dhigata Kuliyada\u00a0 ictda\u00a0 oo Lagu Soo Kordhiyay Jamacada Timcade ee Magalada Gabiley Barnaamuj Kaasi oo Ah Mid Isugu Jira\u00a0 Wax Barasho,iyo Shaqo Abuuris Islamarkaasina Ah Mid Ay\u00a0 Maal Galinayso Hayada CORDER TARES CODERS TRUST<\/p>\n<p>Munaasibad lagu shaacinayay Barnaamujkani Lagu Soo Kordhiyay Jamacada Gabiley Gaar Ahaan Ardayda Dhigata Kuliyada ICT oo Ka Dhacday Holka Wayn Ee Jamacada Gabiley Ayaa Waxa Ka Soo Qayb Galay Badhasabka Gabiley Mudane Mustafe Cabdi Ciise Shiine Maamulka Jamcada Gabiley\u00a0 Aasasaha Hayada CODERS TRUST ,Xidhiidhiyaha Hayada DANIDA Ahna Xidhiiidhiyaha Danmark, Ardayda Jamacada iyo Marti Sharaf Kale oo Tiro Badan<\/p>\n<p>Mamulka Jamacada Timacadae ee Gabiley Gaar Ahaan Qaybta ICT ,Badhasabka Gobolka Gabiley Aasasaha Hayada CODERS TRUST ,Wakiilka\u00a0 Hayada DANIDA Ahna Xidhiiidhiyaha Danmark oo Barnaamujkani Isugu Jira\u00a0 Wax Barashada ,iyo Shaqo Abuurista Faah Fahin Ka Bixiyay<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/2LaOwO2aXps\" width=\"854\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com Office Gabiley<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gabiley(AN)Maamulka Jamacada Gabiley Ayaa\u00a0 Shaaciyay Barnaamuj Cusub oo Lagu\u00a0 Tobobaaarayo Ardayda Dhigata Kuliyada\u00a0 ictda\u00a0 oo Lagu Soo Kordhiyay Jamacada Timcade ee Magalada Gabiley Barnaamuj Kaasi oo Ah Mid Isugu Jira\u00a0 Wax Barasho,iyo Shaqo Abuuris Islamarkaasina Ah Mid Ay\u00a0 Maal Galinayso Hayada CORDER TARES CODERS TRUST Munaasibad lagu shaacinayay Barnaamujkani Lagu Soo Kordhiyay Jamacada Gabiley Gaar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":15854,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-15853","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-47H","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15853","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15853"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15853\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15853"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15853"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15853"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}