{"id":15829,"date":"2015-11-28T17:11:22","date_gmt":"2015-11-28T17:11:22","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=15829"},"modified":"2015-11-28T17:11:22","modified_gmt":"2015-11-28T17:11:22","slug":"kalfadhigii-29aad-ee-golaha-wakiilada-oo-saaka-furmay-iyo-xeerarka-xasaasiga-ah-ee-ku-jira-ajandaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/11\/28\/kalfadhigii-29aad-ee-golaha-wakiilada-oo-saaka-furmay-iyo-xeerarka-xasaasiga-ah-ee-ku-jira-ajandaha\/","title":{"rendered":"KALFADHIGII 29AAD EE GOLAHA WAKIILADA OO SAAKA FURMAY IYO XEERARKA XASAASIGA AH EE KU JIRA AJANDAHA"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Hargeysa (AN) Kalfadhigii 29aad ee Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta si rasimaya uga Furmaya Hoolka Shiraarka ee Golaha Wakiilada Somaliland fadhigan oo uu shir gudoominayay Gudoomiyaha Golahaasi Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilahi Cirro oo ay hareero fadhiyaan labadiisa ku xigeen ayaa ku war galiyaay Xoghaynta golaha in mudanayaasha lo qaybiyo Ajandaha kalfadhiga 29aad oo ka kooban 14 xeer oo ah qaar hore ugu jiray kalfadhiyadii hore iyo qaar ku cusub kalafadhigan golaha sidoo kale waxa uu gudoomiye Cirro u shegay Xildhibaanda in lagu soo kordhiyaay golaha qalab ay farta sari donaan oo shegi doona xiliga mudanuhu golaah yimid iyado hore u saxeexi jireen xildhibaanadu warqad<\/p>\n<\/div>\n<p><strong>Halkan Hoose Ka Akhri Ajandaha Kalfadhiga 29aad<\/strong><\/p>\n<p>JAMHUURIYADA SOMAILAND<\/p>\n<p>GOLAHA WAKIILADA<\/p>\n<p>Ajandaha Kalfadhiga 29aad ee Golaha Wakiilada.<\/p>\n<p>26\/11\/2015<\/p>\n<p>Warbixinta Shirgudoonka, Guddida Joogtada ah iyo Gudiyadda Golaha<br \/>\nWakiilada<\/p>\n<p>Xogogaal u noqoshada Xalada Dalka.<br \/>\nMashaariicda Sharci ee Golaha Horyaal.<br \/>\nNo. Magaca Xeerka Marxalada aa u marayo Cida Gacanta ku haysa<br \/>\n1. Xeer hoosaadka Golaha Wakiilada Waxka bedel iyo kaabis Guddida Joogtada<br \/>\n2. Ansixinta Miisaaniyadda Qaranka W\/Maaliyadda W\/Maaliyadda<br \/>\n3. Xeerka Kufsiga Akhriska 1aad Guddida Shurcda<br \/>\n4. Xeerka Waxbarashada Qaranka JSL Akhriska 1aad Gudidda Arrimaha bulshada<br \/>\n5. Qabyo Qoraalka Xeerka Maaraynta Maaliyadda iyo Xisaabaadka<br \/>\n6. Qabyo Qoraalka Xeerka Hanti-dhawrka Qaranka<br \/>\n7. Qabyo Qoraalka Xeerka Kastamada<br \/>\n8. Qaybo Qoraalka Xeerka Dakhliga Cashuuraha Barriga<br \/>\n9. Qaybo Qoraalka Xeerka Qandaraasyada dawlada Somaliland<br \/>\n10. Xeerka Somaliland Road Auiltority Akhriska 1aad Gudidda Gaadiidka iyo Wadooyinka<br \/>\n11. Xeerka Baanka Ganacsiga Gudi Gaar ah Gudi Gaar ah<\/p>\n<p>12. Xeerka Saxaafada Waxkabedel iyo kaabisa Gudidda Arrimaha Bulshada<br \/>\n13. Xeerka Doorashada Golaha Guurtida Ka soo noqoday<br \/>\nG.Guurtida<\/p>\n<p>Gole Waynaha<br \/>\nUyeedhista Masuuliyiinta Qaranka<br \/>\nAnsixinta Masuuliyiinta Qaranka<br \/>\nXeerarka Golaha Guurtida ka soo noqda<br \/>\nXeerarka Madaxweynaha ka soo noqda ee aanu saxeexin.<br \/>\nIyo Wixii kale ee soo kordha<\/p>\n<p>Allaa Mahad Leh<\/p>\n<p>Shir-gudoonka Golaha Wakiilada JSL<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (AN) Kalfadhigii 29aad ee Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta si rasimaya uga Furmaya Hoolka Shiraarka ee Golaha Wakiilada Somaliland fadhigan oo uu shir gudoominayay Gudoomiyaha Golahaasi Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilahi Cirro oo ay hareero fadhiyaan labadiisa ku xigeen ayaa ku war galiyaay Xoghaynta golaha in mudanayaasha lo qaybiyo Ajandaha kalfadhiga 29aad oo ka kooban 14 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2746,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-15829","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-47j","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15829","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15829"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15829\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15829"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15829"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15829"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}