{"id":15804,"date":"2015-11-25T17:57:18","date_gmt":"2015-11-25T17:57:18","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=15804"},"modified":"2015-11-25T17:57:18","modified_gmt":"2015-11-25T17:57:18","slug":"guddida-ilaalinta-hantida-qaranka-iyo-dabagalka-musuqmaasuqa-ee-wakiillada-oo-soo-bandhigay-warbixin-iftiiminaysa-heerka-maamul-daadajinta-ee-wasaaraddaha-dalkawasiiro-ka-dareen-celiyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/11\/25\/guddida-ilaalinta-hantida-qaranka-iyo-dabagalka-musuqmaasuqa-ee-wakiillada-oo-soo-bandhigay-warbixin-iftiiminaysa-heerka-maamul-daadajinta-ee-wasaaraddaha-dalkawasiiro-ka-dareen-celiyay\/","title":{"rendered":"Guddida Ilaalinta Hantida Qaranka iyo Dabagalka Musuqmaasuqa Ee Wakiillada Oo Soo Bandhigay Warbixin Iftiiminaysa Heerka Maamul Daadajinta Ee Wasaaraddaha Dalka+Wasiiro Ka Dareen Celiyay"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN) &#8211; Guddida ilaalinta hantida qaranka iyo dabagalka Musuqmaasuqa ee golaha wakiillada Somaliland ayaa munaasibad lagu qabtay Hotel Maansoor ee Hargeysa waxay ku soo bandhigeen warbixin ku saabsan heerka maamul daadajinta hay\u2019addaha dawladda iyo shaqooyinka iyo lacagta miisaaniyadda wasaaraddaha ugu jirta gobolada iyo degmooyinku siday u fulaan.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/7777.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-15807\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/7777.jpg?resize=200%2C83\" alt=\"7777\" width=\"200\" height=\"83\" \/><\/a><\/p>\n<p>Warbixinta waxaa laf dhabar u ah xogaha laga helay isuduwayaasha wasaaraddaha u jooga gobollada oo warbixino ku saabsan xaqiiqda shaqo iyo dhaqaale ee gaadha gobollada iyo degmooyinka siiyay guddida. Guddidu waxay kormeer ku soo martay gobollada iyo degmooyinka, waxayna haatan soo bandhigtay xaqiiqada ay kala soo kulantay.<\/p>\n<p>Warbixinta ayaa sidoo kale xoogga lagu saaray sida ay wasaaraddaha dalku xafiisyo ugu leeyihiin gobollada iyo degmooyinka, sida ay u haystaan gaadiid iyo kaabayaasha shaqooyinka ay bulshada u hayaan<\/p>\n<p>Wasiirka wasaaradda Warfaafinta Somaliland Cabdillaahi Cukuse, oo warbixintaasi kadib saxaafadda la hadlay ayaa sheegay inaanay qiimayntoodu ahayn mid lagu eegi karo maamul daadajin balse lagu eegi karo inay shaqadooda qabtaan. Wuxuu ku dooday inay shaqadooda si fiican u qabsadaan, isagoo u muuqda inuu meesha ka saarayo in wasaaraddu ka shaqayso gobollada.<\/p>\n<p>\u201cWasaaradda warfaafinta, wacyigalinta iyo dhaqanka xarunteedu waa Hargeysa. Qofka doonaya inuu qiimeeyaana waa inuu marka hore akhriyaa waajibaadka iyo xilka wasaaradda warfaafinta oo gartaa. Wasaaradda warfaafinta waxa xilkeeda ugu muhiimsani yahay( Idaacadda, Tv-ga, Wargeyska iyo Websites-ka) inay muwaadin kasta oo reer Somaliland ah warka ku gaadhsiin karto maqal iyo muuqaal iyo akhris. Maaha anaga arrintayadu gobol ma aha degmo ee muwaadinka gurigiisa iyo halka uu fadhiyo waa inaanu ku gaadhsiinno hadduu gudaha jooga iyo hadduu dibadda joogaba, markaa anaga nalaguma qiimeeyo gobol iyo Degmo,\u201d ayuu yidhi Wasiir Cukuse.<br \/>\nArabsiyonews.com Office Office Gabiley<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN) &#8211; Guddida ilaalinta hantida qaranka iyo dabagalka Musuqmaasuqa ee golaha wakiillada Somaliland ayaa munaasibad lagu qabtay Hotel Maansoor ee Hargeysa waxay ku soo bandhigeen warbixin ku saabsan heerka maamul daadajinta hay\u2019addaha dawladda iyo shaqooyinka iyo lacagta miisaaniyadda wasaaraddaha ugu jirta gobolada iyo degmooyinku siday u fulaan. Warbixinta waxaa laf dhabar u ah xogaha laga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":15807,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-15804","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-46U","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15804","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15804"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15804\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15804"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15804"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15804"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}