{"id":15774,"date":"2015-11-24T12:43:25","date_gmt":"2015-11-24T12:43:25","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=15774"},"modified":"2015-11-24T12:43:25","modified_gmt":"2015-11-24T12:43:25","slug":"turkeyga-oo-soo-riday-diyaarad-dagaal-oo-uu-leeyahay-ruushku-iyo-wajiga-siyaasadeed-ee-ay-isku-badali-karto-dhacdadaasi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/11\/24\/turkeyga-oo-soo-riday-diyaarad-dagaal-oo-uu-leeyahay-ruushku-iyo-wajiga-siyaasadeed-ee-ay-isku-badali-karto-dhacdadaasi\/","title":{"rendered":"Turkeyga Oo soo riday diyaarad dagaal oo uu leeyahay Ruushku iyo wajiga siyaasadeed ee ay isku badali karto dhacdadaasi"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p class=\"story-body__introduction\">Istanbul (AN) Diyaarad Ruushka uu leeyahay oo ah nooca Su-24 ayaa lagu soo riday dalka Suuriya.<\/p>\n<p>Saraakiil militeri o Turki aha ayaa sheegay in diyaaradaha dagaalka ee F-16 ay soo rideen diyaaraddaasi oo ku soo xadgudubtay hawadeeda.<\/p>\n<p>Ruushku waxay beeniyeen in diyaaradoodu gashay hawada Turkiga.<\/p>\n<p>Warbaahinta Turkey-ga ayaa sheegtay in diyaaradda dagaalka ah ay ku dhacdey gudaha Suuriya.<\/p>\n<p>Muuqaal la soo bandhigay ayaa laga arkay diyaaradda oo gubanaysa xiliga ay dhulka ku soo dhaceysay.<\/p>\n<p>Labadii duuliye ee kaxeynayey diyaaradda ayaa ka soo booday, warbixinnada ayaa sheegaysa in mid kamid ah uu haatan gacanta ugu jiro xoogagga Turkmen ee kusugan Suuriya.<\/p>\n<\/div>\n<p>Saraakiisha Turkey-ga ayaa tilmaamey diyaaradda in digniino loo gudbiyey ay dhagaha ka fureysatey.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Istanbul (AN) Diyaarad Ruushka uu leeyahay oo ah nooca Su-24 ayaa lagu soo riday dalka Suuriya. Saraakiil militeri o Turki aha ayaa sheegay in diyaaradaha dagaalka ee F-16 ay soo rideen diyaaraddaasi oo ku soo xadgudubtay hawadeeda. Ruushku waxay beeniyeen in diyaaradoodu gashay hawada Turkiga. Warbaahinta Turkey-ga ayaa sheegtay in diyaaradda dagaalka ah ay ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":5562,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-15774","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-46q","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15774","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15774"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15774\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15774"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15774"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15774"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}