{"id":15756,"date":"2015-11-24T08:30:35","date_gmt":"2015-11-24T08:30:35","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=15756"},"modified":"2015-11-24T08:30:35","modified_gmt":"2015-11-24T08:30:35","slug":"mareykanka-ayaa-digniin-caalami-ah-u-diray-muwaadhiniintiisa-safra","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/11\/24\/mareykanka-ayaa-digniin-caalami-ah-u-diray-muwaadhiniintiisa-safra\/","title":{"rendered":"Mareykanka ayaa digniin caalami ah u diray muwaadhiniintiisa safra"},"content":{"rendered":"<p>&nbsp;<\/p>\n<p class=\"story-body__introduction\">Mareykanka ayaa digniin caalami ah u diray muwaadhiniintiisa safra.<\/p>\n<p>Waxaa uu arrintaasi sabab uga dhigay sare u kac ku yimid halista argagixisada.<\/p>\n<p>Mas&#8217;uul ka tirsan Mareykanka ayaa sheegay in ay jirto xog sheegeysa in ururrada Daacish, Al-Qaacida iyo Boko Xaraam ay qorsheynayaan weerarro ay ka fuliyaan dhowr gobol.<\/p>\n<p>Mareykanka ayaa sheegay in digniintan ay taagnaan doonto ilaa 24-ta bisha February 2016-ka.<\/p>\n<p>Sarkaal ka tirsan waaxda arrimaha dibedda ee Mareykanka ayaa BBC-da u sheegay in aanay jirin sabab si gaar ah loogu bartilmaameedsanayo muwaadhiniinta dalkaasi.<\/p>\n<p>Digniintan ayaa soo baxday iyadoo dalka Belgium uu weli ku jira xaalad deg deg ah oo laga cabsi qabo weerarro la mid ah kuwii ka dhacay Paris<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Mareykanka ayaa digniin caalami ah u diray muwaadhiniintiisa safra. Waxaa uu arrintaasi sabab uga dhigay sare u kac ku yimid halista argagixisada. Mas&#8217;uul ka tirsan Mareykanka ayaa sheegay in ay jirto xog sheegeysa in ururrada Daacish, Al-Qaacida iyo Boko Xaraam ay qorsheynayaan weerarro ay ka fuliyaan dhowr gobol. Mareykanka ayaa sheegay in digniintan ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":15757,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-15756","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-468","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15756","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15756"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15756\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15756"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15756"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15756"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}