{"id":15742,"date":"2015-11-23T15:41:48","date_gmt":"2015-11-23T15:41:48","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=15742"},"modified":"2015-11-23T15:41:48","modified_gmt":"2015-11-23T15:41:48","slug":"doomo-kalluumaysi-oo-lagu-qafaashay-biyaha-maamulka-puntland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/11\/23\/doomo-kalluumaysi-oo-lagu-qafaashay-biyaha-maamulka-puntland\/","title":{"rendered":"doomo kalluumaysi oo lagu qafaashay biyaha maamulka puntland"},"content":{"rendered":"<p>arabsiyonews- 23 Nove 2015(arabsiyonews)-Budhcad Badeed Somali ah xeebaha maamulka Puntland ka qafaalatay laba doonyood oo ku sugnaa xeebaha Puntland.<\/p>\n<p>Agaasimaha la dagaallanka Budhcad Badeeda Maamulka Puntland Cabdirasaaq Maxamed Dirir \u00a0oo la hadlay warbaahinta gudaha maamulka Puntland ayaa sheegay in\u00a0 ay budhcaddaasi qabsadeen laba doonyood isla markaan mid ay sii daayeen .<\/p>\n<p>\u201cXogta aan saaka helayaa waxa weeyi in xalay niman budh-cad badeed ah oo badda ku jiray inay qabsadeen laba doonyood,midda ay hadda haysataan waxa iska leh Pakisan laakiin calanka ay ku gooshaysaa waa Iiraan.Waxa saaran oo lagu qabsadaty 15 baxaari ah ,hadda waxa ay ku sii jeedaan meel la yidhaahdo Ceel-Huur oo xeebta \u00a0Galmudug ah\u201dayuu yidhi masuulkaasi ka tirsan maamulka Puntland.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in markabka kale laga lahaa dalka Taiwan isla markaana ay sii daayeen maanta\u00a0 .<\/p>\n<p>\u201cMarkabka kale waxa lahaa dalka Taiwan ,way qabsadeen xogta aanu haynaa waa inay sii daayeen sababta ay u sii daayeen ma cadda,saakana la sii daayay markii hore waa la qabsaday labada doonyoodba\u201dAgaasimaha la dagaalanka Budhcadda maamulka Puntland.<\/p>\n<p>Masuulkan u hadlay maamulka Puntland waxa uu sheegay inay jiraan doonyo kale oo laga shakisan yahay oo ku jira badda maamulkooda una dhawaanaya<\/p>\n<p>\u201cWaxa kale oo jira saddex doonyood oo xalay ku jiray badda oo ku dhawaanaya Maraakiibta ganacsiga\u201dayuu yidhi Masuulkaasi maamulka Puntland ka tirsani.<\/p>\n<p>Budhcad badeed badan ayaa ku sugan xeebaha maamulka Puntland,isagoo dhawaan buug lagu daabacay Dalka Masar oo uu qorey wariye ka tirsan wargayska Al-Ahraam uu sharax badan ka bixiyay\u00a0 sababta ka dambaysa budhcad badeedda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>arabsiyonews- 23 Nove 2015(arabsiyonews)-Budhcad Badeed Somali ah xeebaha maamulka Puntland ka qafaalatay laba doonyood oo ku sugnaa xeebaha Puntland. Agaasimaha la dagaallanka Budhcad Badeeda Maamulka Puntland Cabdirasaaq Maxamed Dirir \u00a0oo la hadlay warbaahinta gudaha maamulka Puntland ayaa sheegay in\u00a0 ay budhcaddaasi qabsadeen laba doonyood isla markaan mid ay sii daayeen . \u201cXogta aan saaka helayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":15744,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-15742","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-45U","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15742","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15742"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15742\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15742"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15742"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15742"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}