{"id":15666,"date":"2015-11-21T19:11:35","date_gmt":"2015-11-21T19:11:35","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=15666"},"modified":"2015-11-21T19:11:35","modified_gmt":"2015-11-21T19:11:35","slug":"biyo-laaantii-abid-ugu-darnayd-oo-ka-dhacday-degmada-arabsiyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/11\/21\/biyo-laaantii-abid-ugu-darnayd-oo-ka-dhacday-degmada-arabsiyo\/","title":{"rendered":"Biyo La&#8217;aantii Abid Ugu Darnayd oo ka jirta Degmada Arabsiyo"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News Network ANN&#8212; Waxa Maalmahan Dambe isa soo Taraya Biyo La&#8217;aan Baahsan oo ka jirta Degmada Arabiyo, Taas oo aad arkayso Safafka dhaadheer ee loogu jiro ceeelalka Biyaha Sidii biyaha loo Heli lahaa.<br \/>\nMagaaladan Arabsiyo Ayaan Hore u lahayn Biyo Galin Rasmiya oo ay ka samayso Xukuumadihii kala dambeeyay ee dalka soo maray, taas oo ay ka cabaan Dadwaynaha ku dhaqn Degmada Arabsiyo Ceel gacmeeeyo Dhaadheer oo gaar loo leeyahay, Kuwaas oo wakhtiyada jilaaka ay yaraadaaan biyahoodu, Hadaba Waxa maalmahan taaagan surmi ka jira xaga biyaha.<br \/>\nXukuumada somaliland ayaa ceel ka qoday meel magaalada u jirta 5km iyadoo la kaashanaysa Haysada ISLAMIC RELIEVE taas oo ku bixisay kharash sidii loo soo gaadhsii lahaa Biyaha Magaalada, Hadaba iyadoo soo gadhsiiday Taangigii loogu talo galay ayaanay Biyihii wali fari ka qodnayn.<\/p>\n<p>Dadwaynaha ku dhaqan Magaalda Arabsiyo oo ka dhur sugayay sidii ay u heli yahaayeen biyaha ayaa ku hungoobay iyagoo garan la&#8217; waxa hir taagan \u00a0Biyihii loogu talo galay oo qaatay wakhti ka badan wakhtigii la sugayay.<\/p>\n<p>Isku soo wada duuboo Wasaarada bBiyaha ee Somaliland Ayaa ku guul DAraysatay inay ka furato xafiis u qaabilsan biyaha.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wariye Muuse Xuseen Xasan<\/p>\n<p>Arabsiyo Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News Network ANN&#8212; Waxa Maalmahan Dambe isa soo Taraya Biyo La&#8217;aan Baahsan oo ka jirta Degmada Arabiyo, Taas oo aad arkayso Safafka dhaadheer ee loogu jiro ceeelalka Biyaha Sidii biyaha loo Heli lahaa. Magaaladan Arabsiyo Ayaan Hore u lahayn Biyo Galin Rasmiya oo ay ka samayso Xukuumadihii kala dambeeyay ee dalka soo maray, taas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":15671,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-15666","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-44G","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15666","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15666"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15666\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15666"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15666"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15666"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}