{"id":15538,"date":"2015-11-17T19:17:51","date_gmt":"2015-11-17T19:17:51","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=15538"},"modified":"2015-11-17T19:17:51","modified_gmt":"2015-11-17T19:17:51","slug":"daawo-llaha-ha-u-naxariistee-waxa-aas-qaran-loogu-sameeyay-magalada-tog-wajaale-gaar-ahaan-dhinaca-dawladdeegaanka-somalida-ethoobiya-marxuum-axmed-xasan-cawke","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/11\/17\/daawo-llaha-ha-u-naxariistee-waxa-aas-qaran-loogu-sameeyay-magalada-tog-wajaale-gaar-ahaan-dhinaca-dawladdeegaanka-somalida-ethoobiya-marxuum-axmed-xasan-cawke\/","title":{"rendered":"Daawo llaha  ha u naxariistee  Waxa Aas Qaran Loogu Sameeyay Magalada Tog Wajaale Gaar Ahaan Dhinaca Dawladdeegaanka Somalida Ethoobiya Marxuum Axmed Xasan Cawke"},"content":{"rendered":"<p>Gabiley(AN)Inaalilaahi Wa Inaa Ileeyhi Raajicuun llaha ha u naxariistee Waxa Aas Qaran Loogu Sameeyay Magalada Tog Wajaale Gaar Ahaan Dhinaca Dawladdeegaanka Somalida Ethoobiya Marxuum Axmed Xasan Cawke oo Ahaa Suxufi Wayn oo caan Ka ah Gayiga Somalidu Dagto iyo Calamka Intiisa Kaleba .Aaaskan Qaran ee Loo Sameeyay Suxufi Axmed Xasan Cawke Waxa Ka Soo Qayb Galay Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Madaxwaynaha Dawlada Deegaanka Somalida Ethopiya Waxa kaloo kasoo Qaybgalay Wasiiro Tiro Badan oo Ka Tirsan Xukumada Somaliland Masuuliyiinta Ugu Saraysa Labada Xisbi Mucaarid Eee Wadani iyo Ucid Saladiin Cuqaaal Dhaaman Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshda KU Dhaqan Somaliland<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/YKPrQwDRTAM\" width=\"420\" height=\"315\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>Daawo llaha ha u naxariistee Waxa Aas Qaran Loogu Sameeyay Magalada Tog Wajaale Gaar Ahaan Dhinaca Dawladdeegaanka Somalida Ethoobiya Marxuum Axmed Xasan Cawke<\/p>\n<p>Allaha U Naxariistee Marxuum Axmed Xasan Cawke Waxa U La Soo Shaqqeyay Radio Muqdisho oo uu ku biiray Sanadkii 1972 isagoo aad ugu soo caanbaxay wararka iyo gaar ahaan tebinta ciyaaraha iyo madadaalada.<\/p>\n<p>Wuxuu kale oo uu marxuumku ka soo shaqeeyay Telifishankii Soomaaliya , kadibna wuxuu noqday Afhayeenkii Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre ilaa burburkii somaliya.<\/p>\n<p>Marxuumku wuxuu ku biiray laanta Afka soomaliga ee idaacadda BBC Sanadkii 1996 . wuxuu kaloo ka soo shaqeeyay laanta Afka Soomaaliga ee VOA , Telifishanka Universal , HCTV , iyo Telifishnka Qaranka Somaliland .<\/p>\n<p>INAALILAAHI WA INAA ILAHAY RAAJICUUN<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gabiley(AN)Inaalilaahi Wa Inaa Ileeyhi Raajicuun llaha ha u naxariistee Waxa Aas Qaran Loogu Sameeyay Magalada Tog Wajaale Gaar Ahaan Dhinaca Dawladdeegaanka Somalida Ethoobiya Marxuum Axmed Xasan Cawke oo Ahaa Suxufi Wayn oo caan Ka ah Gayiga Somalidu Dagto iyo Calamka Intiisa Kaleba .Aaaskan Qaran ee Loo Sameeyay Suxufi Axmed Xasan Cawke Waxa Ka Soo Qayb [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":15539,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-15538","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-42C","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15538","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15538"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15538\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15538"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15538"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15538"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}