{"id":15492,"date":"2015-11-16T16:22:19","date_gmt":"2015-11-16T16:22:19","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=15492"},"modified":"2015-11-16T16:22:19","modified_gmt":"2015-11-16T16:22:19","slug":"ardayda-dugsiyada-sare-oo-ka-cabanaya-deeqo-waxbasho-oo-ay-helen-oo-laga-musuq-maasuqay-mudaharaad-ay-abaabulayaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/11\/16\/ardayda-dugsiyada-sare-oo-ka-cabanaya-deeqo-waxbasho-oo-ay-helen-oo-laga-musuq-maasuqay-mudaharaad-ay-abaabulayaan\/","title":{"rendered":"ARDAYDA DUGSIYADA SARE OO KA CABANAYA DEEQO WAXBASHO OO AY HELEN OO LAGA MUSUQ MAASUQAY + MUDAHARAAD AY ABAABULAYAAN"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Hargeysa (AN) Ardaydii ka Baxday Dugsiyada Sarre sannadkan ayaa Cabasho weyn ka muujiyey Musuqmaasuq ay sheegen\u00a0 in Masuuliyiinta Wasaarada Waxbarashadu ku\u00a0 sameeyn Deeqihii Waxbarasho ee Wasaaradu ka helijirtay Waddamada Jaarka ah.<\/p>\n<p>Dugsiyada Cabashadu ugu weyni ka soo yeedhay ayaa kala ah Dugsiyada Sarre ee Faarax Oomar iyo Dayib Guray kuwaasi oo wasaarada ku eedeyey in Ardaydii deeqda Waxbarasho ka heshay Iskuuladaasi laga reebay ardaydii loo diray dalka Itoobiya.<\/p>\n<p>Warar Hoose Wargeyska Waaheen helay ayaa\u00a0 sheegaya in Ardayda Dugsiyadaasi soo Aabulayaan Mudaharaado ka dhan ah Wasaarada Waxbarashada, warku waxa\u00a0 uu intaasi ku darayaa in Goobaha wax lagu daabaco logu arkay Boodhadh ay ardaydaasi sameysanayeen kuwaasi oo halku dhigyo looga\u00a0 dhigay Dawladu waxa ha ka qabato Musuqmaasuqa hadheyey Deeqihii waxbarashada ee Wasarada waxbarashada la siinjiray. wali ma cad wakhtiga ay ugu tallo galleen in ay banaanbaxasi ay qabtaan Balse warar aanu helayno ayaa sheegaya in Mudaharadka ardayda uu soo dadajiyey ka dib markii Shalay kulan ay yeeshen ardaydaasi cabanaysay iyo Maamulka wasaaradaasi aanay wax midho dhal ahi ka soo bixin , isla markana ay ardaydu ku qanciwayday hadaladii kaga yimid maamulka wasaradda.<\/p>\n<\/div>\n<p>Wasiirka Waxbarashada Somaliland Cabdilaahi Dheer ayaa Dhawaan\u00a0 wasaaradaasi loo soo magacaabay balse illaa hada wasiirku waxba kamu qabban cabashooyinkaasi ka soo yeedhay Ardaydii Deeqaha waxbarashada helay ee ku doodaya\u00a0 in la Musuqmaasuqay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (AN) Ardaydii ka Baxday Dugsiyada Sarre sannadkan ayaa Cabasho weyn ka muujiyey Musuqmaasuq ay sheegen\u00a0 in Masuuliyiinta Wasaarada Waxbarashadu ku\u00a0 sameeyn Deeqihii Waxbarasho ee Wasaaradu ka helijirtay Waddamada Jaarka ah. Dugsiyada Cabashadu ugu weyni ka soo yeedhay ayaa kala ah Dugsiyada Sarre ee Faarax Oomar iyo Dayib Guray kuwaasi oo wasaarada ku eedeyey in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":15493,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-15492","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-41S","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15492","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15492"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15492\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15492"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15492"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15492"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}