{"id":15476,"date":"2015-11-15T16:36:01","date_gmt":"2015-11-15T16:36:01","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=15476"},"modified":"2015-11-15T16:36:01","modified_gmt":"2015-11-15T16:36:01","slug":"wasiirka-biyaha-somaliland-oo-cadho-kaga-maqnaaday-munasibad-lagu-dhagax-dhigayey-shalay-dhisme-cusub-oo-loo-dhisayo-wasaradiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/11\/15\/wasiirka-biyaha-somaliland-oo-cadho-kaga-maqnaaday-munasibad-lagu-dhagax-dhigayey-shalay-dhisme-cusub-oo-loo-dhisayo-wasaradiisa\/","title":{"rendered":"WASIIRKA BIYAHA SOMALILAND OO CADHO KAGA MAQNAADAY MUNASIBAD LAGU DHAGAX DHIGAYEY SHALAY DHISME CUSUB OO LOO DHISAYO WASARADIISA."},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Hargeysa (AN) Wasiirka Wasaaradda biyaha Somaliland Md. Baashe Cali Jaamac ayaa Maanta Cadho kaga Maqnaaday Munaasibad lagu dhagax dhigayey Dhise loo dhisayo Wasaarada Biyaha ee Somaliland, Dhismahan oo uu dhagax dhigay Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxman Saylici balse\u00a0 Wasiirka ayaan \u00a0ka\u00a0 soo qaybgalin, markii wasiirka la waayey ayaa waxa \u00a0Madaxweyne\u00a0 Ku-xigenka la dhagax dhigay Agaasimaha Guud ee Biyaha.<\/p>\n<p>Wararka aanu ka helayno ka maqnaasha Wasiirka ee Munaasibadaasi ayaa waxay sheegayaan in wasiirku ka cadhooday Falkii lagu sameyey Wasiirka Caafimadka Saleeban Xaglatoosiye, kaasi oo badiba Xubnaha Beelaha Harti kaga jira Xukumada ka cadhooden, Wasiir Baashe ayaa la\u00a0 sheegay in uu ku jiray Xubno madaxweyne Siilaanyo garnaqsi ula tagay kuwaasi oo madaxweynaha waydiiyey sababta uu u soo\u00a0 kala dhaweystay Saylici iyo Xaglatoosiye wakhtigii lagu jiray shirkii golaha dhexe ee Kulmiye..<\/p>\n<\/div>\n<p>Warark aanu ka helayno arrintaasi ayaa la sheegaya in wasiirku diiday xafladaasi markii loo sheegay in uu Madaxweyne Ku-xigeenku dhagax dhigayo, wasiirka\u00a0 ayaa ku sugan magaalada Hargeysa.<\/p>\n<div class=\"title\">Arabsiyonews.com<\/div>\n<div class=\"title\">Hargaysa Desk<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (AN) Wasiirka Wasaaradda biyaha Somaliland Md. Baashe Cali Jaamac ayaa Maanta Cadho kaga Maqnaaday Munaasibad lagu dhagax dhigayey Dhise loo dhisayo Wasaarada Biyaha ee Somaliland, Dhismahan oo uu dhagax dhigay Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxman Saylici balse\u00a0 Wasiirka ayaan \u00a0ka\u00a0 soo qaybgalin, markii wasiirka la waayey ayaa waxa \u00a0Madaxweyne\u00a0 Ku-xigenka la dhagax dhigay Agaasimaha Guud [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":15477,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-15476","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-41C","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15476","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15476"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15476\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15476"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15476"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15476"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}